XIKMADDA TODOBAADKA

 

Xigmadda Todobaadka & Aw-Salla-Waat Bulsho Sawire


February 5, 2009



Waar awal idinka ayaa wax i iweydiin jiree, maanta maxaa dhacay?

Maxaa dhacayaa ? Oo sootan sadexdii nin ee aanu ku beer cadaanay doorashadooda 2004kii ay maantana na wareerinayaan? Ninkale oo dhexda ka kaajaa miyaanu jirrin?

Haddeynu weynay" Wixii cusub Caalamkaa jecel " aynu qaadano xikmadii cadaniga ahayd ee odhanaysay," Jinni tacrifu wa laa malaa ika maa tacrifaa" Taasoo macnaheedu yahay Jinni aad taqaano ayaa ka roon malaa'iik aanad aqoon. Qofwaliba jinkuu shalay u codeeyay maantana ha u codeeyo.


 

 



 

 


Home |  News |  Literature |  Articles & Opinions |  Archive |  Photo Gallery  | Contact Information 

 Copyright @ 2006 Somalilandhorta. All rights reserved.
For problems or questions regarding this web contact [Webmaster].