|
|
XIKMADDA TODOBAADKA
|
|
| |

February 21, 2009
Aw-Sall-Waat, culimadan Xamar go'aanada kaso saartay, maxey ahaayeen?
Waa "Daabuur-Al Khaamis"-kii xagjirkii la dagaalamayey IMPIGATI gudaha kala
shaqeynayey.
Maxaad sidaa ku tidhi ?
Hadaanay sidaa ahayn maxay u canbaareyn waayeen xagjirkii xabaalaha maytida
muslimiinta intey dumiyeen hadana faagey (Faqey)?
|
|
|
|