Somaliland Horta Website Somalilandhorta

WARAR WAABSAN

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Wada Shaqaynta Bileyska Iyo Dadweynaha
December 11, 2009

Barnaamij lagu magacaabay, 'wada shaqeynta bileyska iyo dadweynaha " Ayaa ka socday Burco, caasimada Gobolka Togdheer, laga bilaabo 2004. Barnaamijkaa ilaa immika waxaa ka qaybgalay, Bileyka ka sokow, 120 xubnood oo ka kala socday gobolada Sanaag, Sool, Togdheer iyo Degmooyinka Sheekh Iyo Tog Wajaale. Laanta afsoomaaliga ee BBCDa ayaa maanta waraysatay xubno kamid ah xubnihii barnaamijkaa ka qeybgalay. Waxay xubnahaasi sheegeen inney hirgeliyeen wacyi gelin ku saleysan in aanu bileysku ahayn cadawga dadweynaha balse uu yahay ku u adeega dadweynaha oo sugga amniga guud.

Maalinta AIDS-ka
December 1, 2009

Maanta oo ah maalintii AID"Ska Caalamka laga xusi jirrey ayaa guud ahaan caalamka looga xusay. Wararka lagu farxay ee la xidhiidha AID"Ska waxaa ka mid ah in tirada dadka qaba cudurkaa 17% hoos u dhacday. Somaliland oo 2007 tirada cudurkaa qabta ay ahayd 1.3% iyana hoos bey udhacday oo maanta waa 1%. Hay'adda qaabilsan HIV AID'ska, Somaliland xoghayeheeda guud wuxuu sheegay in Lowyacadde, Boorame, Gabiley, Togwajaale, Hargeusa, Berbera, Burco, Laascaanood iyo Ceerigaababa ayka furan yihiin xarumo dadka cudurkaa qaba adeeg baadhid, dawo iyo wacyi gelinlaga siiyo ay ka furanyihiin.



 


 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp