Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Ururka Dhalinyarada Ee AYVO Iyo EDC Oo Furay Waxbarasho Bilaash Ah Laascaanood
December 29, 2009


Ururka dhalinyarada ee African Youth Voluntary Organization oo ka howl gala magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa wuxuu Soo Qabanqaabiyaay waxbaraho heer sare ah oo ay Ka Caawiyeen Haayada Caalamiga ee EDC Education Development center.

Waxabarshadan ayaa waxaa Loogu tala galay dadka aan haysan ama awoodin In aay caruurtooda ka Bixiyaan Kharashaadka School-ka, Ahna Dadka Dagan (IDPs) Ama xeryaha qaxoontiga ee Gobolka Sool .

Waxbarashadan ayaa waxaa loogu talao galay caruurta da’adoodu udhaxayso 7—14 sano jir.

Dhinaca Kale Teamka Ka Socday Hay’da EDC Iyo ururka dhalin yarada ee AYVO’ayaa kormeer ku soo maray dhamaan goobihii laga sameeyaay Center-da Waxabarsho ee Mashruuca SIRIP Program, Ku waas Oo dhamaantood Si Habsami ah u Soconayaay Ayna U wadeen Macalimaantii Loo Qaatay In Ay Macalin ku kalsoon yihiin Iyadoo ayna ka qadeeen Imtixaan iyagoo Ka soo baxaya Macalinimada


Source: Raxanreeb

 


 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp