Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI
Markabkii Afraad Ee Raashin Gargaar Ah U Sida Itoobiya Oo Maanta Ku Soo Xidha
December 28, 2009


Markabkii afraad ee raashin gargaar ah u sida dalka Itoobiya sanadkan ayaa maanta ku soo xidhay marsada Magaalada Berbera raashinkaasi oo loogu tallo galay dadka abaaruhu tabaaleeyeen ee wadankaasi.

Sarkaal ka tirsan Haayada Cuntada Adduunka oo ku sugan magaalada Berbera ayaa laga soo xigtay in sanadkan sii galbanaya ee 2009 dekada Berbera laga soo dajiyay 89 kun oo tan oo raashin mucaawimo ah oo ay leedahay WFP oo loogu tallo galay deegaanada dalka Itoobiya.waxaanu intaasi ku daray in sanadka fooda inagu soo haya bil walba ay dekada Berbera Itoobiya uga soo degi doonaan 30 kun oo tan oo raashin gargaar ah.

Sidoo kale Maareeye Ku Xigeenka dekada Berbera Bille Xirsi Siciid,ayaa sheegay in raashinkani qeyb ka yahay laba boqol oo kun oo tan oo raashin mucaawimo ah oo loo wado dalka dariska la ah Somaliland ee Itoobiya.

Maraakiibtan is daba Socday ee Raashinka Siday Mucaawimadda ah ee Itoobiya ayaa Dhaqaale ay kasoo galeen iyo shaqooyin Kumanaan Qoys oo Ku Nool Gaadiidlayda Xamuulka ah kuwaasi oo Wakhtiyaddii hore Camal la,aantu ay ku daashatay ee Kiro la,aaneed ka dib markii Ganacsatada Dalka oo ay ka daba ceeshi jireen ay soo iibsadeen Gaadiid Xamuul ah maantana aynu ognahay inta ganacsade ee laga daba ceesho iyo Kuwo isla gaadiidkoogii ku Xamaala alaabtay soo dejiyaan ee wakhtiyaddii hore laga ceeshi jiray ee Mulkiilayaasha gaadiidka Xamuulka ihi ka ceeshi jireen .

Si kastaba ha ahaatee Dedaalkani waa mid ka yimid Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland oo Dareentay baahida loo qabo Mashaariicdan oo kale si Gaadiidka Dadweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ay u helaan Rabitaankooga Nolol maalmeed ee ay xaqa u leeyihiin , sidoo kalena waxaa mahad mudan Dawladda aynu Deriska nahay ee Itoobiya oo ah Dal ay Jamhuuriyadda Somaliland saaxiibtinimo iyo iskaashi uu si weyn uga Dhaxeeyo Labada dal.


Source: Qaran News



 







 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp