Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Culumaa'udiinka Ahlusun Ee Gobolada Dhexe Oo Qorsheynaya In Maamul U Dhisaan Min G/gaduud ilaa Sh/Dhexe
December 26, 2009


Iyadoo kulan todobaad galay uga socday Degmada Caabudwaaq Culumaa'udiinka Ahlusuna Waljamaacah ee Gobolada Dhexe ayaa kulankaas la filayaa in saacadaha soo socda laga soo saaro go'aamo dhowr ah oo ku aadan qorshaha Ahlusuna ee ku dooneyso in ay isku ballaariso.

Kulankan oo lagu falanqeynayo siyaasadaha guud ee Ahlusuna ayaa intii uu socday waxaa lagu dhisay Gudiyo kala duwan, kaas oo ka turjumaya qaab dhismeedka Maamulka Ahlusuna ee mustaqbalka soo socda.

Culumaa'udiin fara badan oo ka yimid gudaha iyo dibada ayaa ka qeyb galaya kulankaas maraya heerkiisa gaba gabo, waxaana laga soo saari doonaa dar dar gelinta dagaalka ay kala horjeedaan dhinacyada ka soo horjeeda ee Shabaab iyo Xisbul Islam.

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Culumaa'udiinka Ahlusuna qorsheynayaan sidii Maamul isku xira min Gobolka G/gaduud ilaa Shabellaha Dhexe, u dhisaan, isla markaana meesha kaga saaraan dhinacyada maamula gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe.

Kulanka ayaa natiijooyinka ka soo baxa uu yahay mid aad loo dhowrayo, iyadoo maalmihii u dambeeyay Ahlusuna wadeen qorshayaal ay dib ugu habeynayeen Xoogag ay leeyihiin, kuwaasoo dhowaan tababar loo soo gaba gabeeyay.


Source: Jowhar












 


 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp