Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

(Xusuus Qor) - Qoraalkii A. Y. Dualeh
December 25, 2009


Dib u eegid xeer hoosaadka Golaha Guurtida ayaa ku jiray ajendihii Golaha Guurtida la soo hordhigay bishan 21keedii. Muran iyo qeylo ayey arrintaasi xubnihii golaha ka dhex abuurtay . xubno kamid ah golaha ayaa arrintaa ka diday .maxay ka uriyeen ?Waxaa halkaa uga muuqday in ujeedada ka danbeysaa ay tahay, in qodobka xeer hoosaadka golaha ee dhigaya in shirgudoonka lagu badelikaro codeyn haldheeri ah .Waxaa immika heer hoosaadku dhigayaa, 2da goleba in shirgudoonkooda lagubadelikaro 2/3 haldheeridaa xilka lagaga qaadi karo masuul la doortay , khatarteeda Xukuumadu waxa ay aragtay , markii dhawr meeyar xubnihii golayaasha deegaanku ay xilkii kaga qaaden coddayn haldheeri ah .kadib waatii xeerkii la badalay 2/3 in maayerka lagu ridi karo golayaasha xeer dejjintuna waa la mid golayaasha deegaanka hadii la yidhaa hal dheeri shirgudoonada ha lagu badelo ,waxa aynu halis unoqonaynaa, in goloyaasha xeer dejjintu ay xasilli waayaan haa, 11 xildhibaan oo guurtida ahi mooshinkey doonaan weykeeni karaan weysoo jeedinkaraan in shirgudoonka cod haldheeriah xil lagaga qaadikaro

laakiin waxfaaiida ah oo maanta ku jiraa in arrintaa lasii wadwado iima muuqato dimuqraadiyadeenu waa curdin .Hakobocdo ,yeynaan ka waalin . Midda kale khilaafaadkii hadheeyey 2da gole, xisbiyada iyo xukuumada hadda ayeynu kasoo baxnay .Yeynaan dib ugu noqon . Doorashaa soo dhow wixii khalkhalinaya aynu iska ilaalino .Gudoomiye ku xigeenka koowaad dhawaaqu ku dhawaaqay , in ay ajjendaha la noqonayaan, soona badelayaan wuu ku hagaagsanaa qaybsankii golaha guurtidu hore u qaybsamay hakudadaalaan in aanu dib usoo noqon . Xukuumadda iyo xisbiyaduna haku shaqeeyaan in ay golaha guurtida ku kaalmeeyaan wada socodka xxubnaha . Waayo golaha guurtidu kumuu dhismin qaab xisbiyeysan aan ku dadaalo in uu isagoo ka madaxbanaan dhinackasta uu wada shaqeeyo


Qoraalkii A.Y.Dualeh



 


 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp