Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Cunaqabadeynta Ereteria Iyo Waxa Laga Yidhi...
December 24, 2009


Qaraarkii shalay kasoo baxay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay, ahaana Cuna-qabateyn ,lagu soo roggay Erateria ayaa siyaabo kala duwan loo arkay.Wakiilada u fadhiya Erateria QMidoobay iyo boqortooyada Ingiriiska, 2duba talaabadaa wey canbaareeyeen waxaanay ku tilmaameen in Mareykanka iyo Etheopia ay ka danbeeyaan.

Wakiilka Jabuuti ufadhiya qaramada Midoobay o wareysi dheer laanta Af-Soomaaiga e BBCda siiyey ,ayaa ku tilmaamay qaraarkaa ku ay Jabuuti iyo dowladaha geeska Africaba , aad ugu farxeen . Waxuu intaa raaciyey in ay jabuuti qaraarkaa sugeysay, laga bilaabo 14/01/09 markii golaha ammaanku so saaray qaraarkii tirsigiisu ahaa 1862; kaas oo amrayey erateria in ay ka baxdo dhulkey jabuuti ka qabsatay.

Wakiilka ku meelgaadhka u fadhiya Qaramada Midoobay QM , ayaa isaguna qaraarkaa soo dhaweeyey oo u arkay mid lagu farxay oo sooo dhaweeyey, madaama ay Erateria hiil, hoo iyo hubba la garab taagneyd mucaaridka la dagaalamaya KM, iyadoo jabuutina dhul xoog kaaga qabsatay. Afhayeenka Al xisb- Al Islaami , ayaa isaguna cambaareeyey qaraarkaa oo ku tilmaamay mid gardarro ah una adeegaya sidii ay Ethiopia mardanbe u qabsan lahad Soomaaliya.


Somalilandhorta



 


 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp