Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Dagaal Culus Ayaa Ka Bilowday magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, iyadoo dagaalka uu si rasmi ugu dhaxeeyo Maamulada Puntland iyo Galmudug ee maamula labada gelin ee magaalada.
December 24, 2009


Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu geystay qasaare kala duwan, kadib markii dhinacyada dagaalamaya isu adeegsadeen Hubka noocyadiisa kala duwan oo ay ku jiraan qoryaha Baasuukayaasha iyo Madaafiicda.

Dagaalka ayaa daba jooga mid shalay ka dhacay Magaalada, kaasoo ahaa mid koobnaa, hase yeeshee dagaalka maanta ayaa ah mid xoogan oo labada dhinac isula harin waxba.

Ilaa 8-ruux ayaa ku dhimatay tiro labaatan gaareysana waa ay ku dhaawacantay dagaalka oo si xowli ah ku bilowday iyadoo ay socotay waan waan.

Wariyeyaasha ayaa sheegaya in Ciidamada Puntland ay dagaalka qeyb ka yihiin, halka Ganacsatada ka soo jeeda Koofurta iyo kuwa Maamulka Galmudug ay dagaalka si toos ugu jiraan, taasoo muujineysa halka xiisadu mareyso.

Suuqa Bartamaha ku yaal ayaa labada Maamul ee waqooyi iyo Koofur isku heystaa, kadib markii ganacsato ka soo jeeda Koofurta laga bur buriyay dhismayaal ganacsi, taasoo keentay in Ganacsatadu ka dhiidhiyaan oo ay la dagaalamaan Ciidamada Puntland.

Dagaalka ayaa ah kii u horeeyay ee labada dhinac muddo sanado kadib si toos u wada saameeya magaalada Galkacyo, waxaana dagaalka yahay mid la isku adeegsaday Hubka noocyadiisa kala duwan.


Source: Jowhar




 


 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp