Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Wasiiru Dawlihii Arrimaha Dibada Somaliland Oo Maanta Si Heer Qaran Ah Loo Aasay
December 24, 2009


Madaxwaynaha Somaliland Dahir Rayaale Kaahin ayaa Maanta ka qayb galay Aaska Marxuum Saciid Maxamed Nuur oo ahaa Wasiiru Dawlaha Arimaha Dibada Somaliland oo Habeen hore ku geeriyooday Magaalada Hargesya.

Waxa iyaguna aaska ka qayb galay Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Siilaanyo, Xubno ka tirsan Golayaasha Qaranka iyo Dadwayne kale oo aad u tiro badan.

Masuuliyiintii aaaska ka qayb gashay ayaa dhammaantood ka waramay Taariikh Nololeedkii Marxuumka iyo sidii uu uga soo qayb qaatay maraaxilkii kala duwanaa ee ay Somaliland soo martay gaar ahaan kaalintii uu ka soo qaatay Halgankii qadhaadhaa ee Dalka lagu xoreeyay. Isaga oo Xilal kala duwan oo sar sare ka soo qabtay Hogaaminta Halgankaasi.

Alle ha u Naxariistee, Marxuum Saciid Maxamed Nuur ayaa muddooyinkii ugu danbeeyay Wasiiru Dawlaha Arimaha Dibada Somaliland. Iyada oo Dadkii aqoonta u lahaa ay ku sifeeyeen in uu ahaa Nin Daacad ah oo Nadiif ah.


Source: Gabiley News


 


 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp