Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Guddoomiye-Xigeenka Baarlamaanka Kenya Oo Beri Qudbad Wada-jir Ah U Jeedinaya Labada Gole Ee Baarlamaanka Somaliland
December 23, 2009


Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macallin ayaa beri ka jeedinaya qudbad uu kula hadlayo xildhibaanadda labada Gole ee Baarlamaanka Somaliland ( Guurtida & Wakiiladda) oo si wada-jir ah u fadhiisan doona xarunta Golaha Guurtida

Qudbada Faarax Macallin ayaa la filayaa inay ku saabsanaato arrimaha Siyaasadeed ee ka taagan Caalamka gaar ahaana inuu uga xog waramo ta mandaqada Geeska-Afrika oo ay dhibaato weyni ka taagan tahay, sidoo kale waxa uu kaga hadli doonaa ujeedada safarkiisa iyo wixii uu Somaliland ku arkay mudadii uu joogay

Qudbada guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya waxa lagu sheegay qoraal maanta ka soo baxay Baarlamaanka Somaliland oo la isugu yeedhayay xildhibaanada labada Gole oo u dhignaa sidan “Dhamaan mudanayaasha labada Gole (Guurtida & Wakiiladda) waxa lagu wargalinayaa in maalinta burrito (khamiista) ee ay bishu tahay 24/12/2009, saacadu markay tahay9:00 ay iskugu yimaadaan xarunta Golaha Guurtidda, halkaas oo ay kula kulmi doonaan, kuna dhagaysan doonaan wafti uu hogaaminayo Guddoomiye-ku-xigeenka Baarlamaanka kiiniya Mudane Faarax Macalin.

Waxala idinku wargalinayaa inaad wakhtiga dhawrtaan
C/laahi Ibraahim Habane                C/risaaq Siciid Ayaanle
Xoghayaha Golaha Guurtida  k/s    xoghayaha Golaha Wakiiladda


Source: Raxanreeb




 


 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp