Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Degmada Kaaraan Oo Ka Curtay Bandhig Dadka Lagu Gowracayo iyo 8-ruux 2-Todobaad Gudahood Lagu Gowracay
December 23, 2009

Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo lagu kalsoonyahay oo ku nool degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ilaa iyo sideed qofood oo ka tirsanaa dadka deegaanka ayaa asbuucaan iyo asbuuci ka horeeyey siyaabo kala duwan loogu gawracay gudaha degmada Kaaraan.

Falkaan oo ay sameynayaan kooxda Al-Shabaab oo haatan ka arimisa Kaaraan ayaa waxaa lagula kacay sideed ruux oo kasoo jeeda hal beel kuwaas oo aanan la aqoon waxa lagu dilay laguna gowracay.

Sideeda ruux ee la gowracay ayaa qofki ugu danbeeyey isaga iyo madaxiisa laga kala helay laba xaafadood oo ku yaala Kaaraan.

Sida ay sheegayaan dadka deegaanka,sideedan ruux ayaa dhamaantood waxa ay kasoo jeedaan Beesha Daa,uud oo ah beesha awood ahaan gacanta ku heysay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.

Afar ka mid ah dadkaasi ayaa waxaa ay ahaayeen dad horay ula soo shaqeeyey gudoomiyihii hore ee degmada Kaaraan C/llaahi Maxamed Rooble laakin haatan ka tana sulay howlahaasi,halka afarta kalana loo dilay waxaad qaraabo la tihiin C/llaahi Maxamed Rooble.

Magaalada Muqdisho gaar ahaan dhinaca waqooyi ayaa waxaa baryahan ka jiray dilal argagax leh,gaar ahaan in dadka laga jaro madaxa deetana madaxiisa iyo jirkiisa intiisa kala la kala geeyo xaafado kala fog.

Dhawaan degmada Yaaqshiid gaar ahaan xaafada Suuq Bacaad waxaa siyaabo kala duwan loo soo dhigay ilaa iyo lix ruux oo la gawracay.


Source: Jowhar




 


 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp