Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Wasiiru Dawlahii Arimaha Dibada Ee Somaliland Oo Caawa Geeriyooday
December 22, 2009


Waxa caawa magaalada Hargaysa ku geeriyooday mujaahid Sicdiid Maxamed Nuur, oo ahaa wasiiru dawlaha arimaha dibada ee Somaliland.

Siciid Maxamed Nuur waxa uu ka mid ahaan jiray ururkii SNM, ragii ugu cuslaa isga oo xiligii dalka la soo galay ahaa Afhayeenka golaha dhex ee SNM, marxuunku waxa uu ahaa ruug cadaa siyaasadeed oo taladiisa had iyo gooraale lagu guuri jiray, waxa uu ahaa shaqsi aad u wanaagsan oo aqoonyahan ah.

Waxa caawa wasiirka tacsiyo kala gadisan u diray shicibka Somaliland madaxweynaha Somaliland oo ka tacsiyeeyay shicibka iyo qoyskii uu ka baxayba geerida ku timid wasiiru dawlahii arimaha dibada Siciid Maxamed Nuur, sidoo kale waxa tacsi isna na soo gaadhsiiyay wasiirka hawlaha guud iyo guryaynta oo isagu hada ku sugan dalka Ingriiska, sidoo kale jaaliyada reer Sheffield/UK ayaa taci taas ;a mid ah na soo gaadhsiiyay.

Dhamaan shaqaalaha iyo wal wadeenada shabkada qarannews waxa ay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay wasiir Siciid Maxamed Nuur, anaga oo sidoo kale ka tacsiyadaynayna shicibka reer Somaliland geeridaasi naxdinta leh.


Source: Qaran News




 


 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp