Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Xusuus Qor (Diary)
December 22, 2009 - Ahmed Y. Ducaale


19/12/09-"Somaliland aad loogama yaqaan kenya," waa weedh ay ka dhawaajiyeen xubnaha Komishanka Doorashooyinku, safarkan danbe ee ay ku tageen Nairobi, Kenya .Waxa ugu weyn ee ay cuskadeen waxa uu ahaa sarkaalkii socdaalka ee Madaarka Neirobi oo garanwayey Baasaabooradii Somaliland ee aysiteen .Ra'yiga xukuumada, golaha baarlamanka, Xisbiyada siyaasiga ah ee kenya sarkaalkaasi boqolkiiba intee buu ka matilaa ?Jawaabta Suaashaa akhristaha aynu u deyno.

Xidhiidhka Somaliland iyo Kenya , intey lasoo noqonay Madaxbanaanideena , waxa uu ka bilaabmayaa kulankii dhexmaray marxuum Cigaal iyo Arab Moi .Rayaale ayaa is aguna booqasho ku tegay Kenya intuu xukunka qabtay Moi Kibak.i Rayla Odinga ayaa isaguna inta uu xukunka hayey Marxuum cigaal booqasho todobaad ah ku yimi Hgsa , Somaliland.Wefti kasocda G/Wakiilada ee Somaliland ayaa booqasho rasmi ah ku tegay Kenya .Tan iyo Xukuumadii Marxuum Cigaal ilaa tan iyo xukuumaRayaale, Wasiiradu weykulaba noqonayeen Neirobi, Kenya.Wefti kasocda barlamanka Kenya ayaa isaguna hore booqasho ku yimi Somaliland. 2da Gudoomiye ee 2da xisbi ee mucaaridka ah ayaa iyaguna , waxbadan Neirobi tegay .Intaaba waxaa laga hadlaayey, waxa uguweynaa qadiyada somaliland, ictiraafka iyo sidii xidhiidh diiran ay somaliland ula yeelan lahayd kenya .

Maantana , waxa HGSA jooga, wefti ka kooban 7xildhibaan ,kana tirsan barlamaanka Kenya oo u hogaaminayo Mudane Faarax Macalin,u xigeenka gudoomiya barlamaanka Kenya, kuna yimi martiqaad golaha wakiilada somaliland u fidiyeyi. Markaa inagoo ixtiraam u hayna Komishankeena ,shirkii jaraaid ee ay u qabteen si ay reer Kenya u baraan somaliland, uga mahad celineyna, maliqikarnaa taariikhda xidhiidhkaa aynu kasoo sheekeynay kadib 'SOmaliland aad loogama yaqaan Kenya?'.

Qoraalkii : Ahmed Y. Ducaale



 


 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp