Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI
Afhayeenka Komishanka Doorashooyinka Ee Qaranka Oo Maanta Shir Jaraa'id Qabtay
December 21, 2009


Shir-jaraa,id uu qabtay maanta afhayeenka komishanka doorashooyinka ee qaranka mudane Maxamed Axmed Xirsi Geele waxa uu kaga waramay socdaaladdii ay xubnaha komishanka doorashooyinka ee Qaranka ay ku tageen magaalooyinka Addis ababa iyo Nairobi iyo waxyaabihii u qabsoomay muddadii ay xilka qabteen .

Mudane Maxamed Axmed Xirsi Geele shirkaasi jaraa,id ee uu qabtay maanta waxa uu sheegay inay socdaaladoodii ay ku tageen dalka dibaddiisa ay ahaayeen kuwo ay ku soo qaateen tababaro la xidhiidha siddii ay u qaban lahaayeen doorashada waxaanu sheegay mudane geele ffhayeenka Komishanka doorashooyinka ee qaranku inay kulamo la yeesheen deeq bixiyayaasha caalamiga ah kalana xaajoodeen sidii loo qaban lahaa doorashada inagu soo fool leh ee madaxtinimada dalka loogu tartamayo ..

Mudane Maxamed Axmed Xirsi Geele afhayeenka komishanka doorashooyinka ee qaranku waxa uu intaa raaciyay inuu socdaalkii ay ku tageen magaaladda Nairobi uu ahaa socdaalkoogii ugu muhiimsanaa waxaanu sheegay inay la kulmeen deeqbixiyayaashii caalamiga ah ee inaga taakulaynayay doorashada .

Afhayeenka komishanka doorashooyinka ee qaranku waxa uu kaloo uu sheegay inay hawshii kala shaandhaynta Serverka ay guda galeen khubaradii hawshaasi ku shaqada lahayd waxaanu sheegayu inay hawl kale oo Serverka khusaysa ay u hadhsantahay kuwii Server-ka sameeyay balse hawlihii kala saarida diiwaangelintu ay si fiican u bilaabantay .


Source: Qaran News


 







 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp