Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI
Warar Waabsan
December 20, 2009


Xamiidd Qarzay, Madaxweynaha Afganistan ayaa shaaciyey liiska magacyada xukuumada cusub ee uu magacaabay. Haweeney keliya ayaa ku jirta ,dowladaha galbeedka ee caawiya Afganistana aamusnaan qabow weheliyo ayey ku soo dhaweeyeen xukuumada cusub.

AayatuLLaH Husein Cali Muntaziri, ahaana Madax Diineed Iiran aad looga yaqaanay, tan iyo maalmihii maamulkii ayaatuLLah Khumeyni ugu danbeeyeyna, m ucaarid ku ahaa Xukuumada Iran ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Qum. Wuxuu ahaa 87jir.

Qaxootiga sannadkan xeebaha mamulka garoowe ka dhoofay ee galay Yamen 74Thousand's qof.

Dugsigga Beleiska ee Xamar oo maanta loogu dabaal degayey maalintii bileyska , ayaa xoogaga mucaaridka ahi ay hoobiyayaalkusoo rideen; kuwaas oo ciidamada KMJka iyo ciidamada Africanku ay ka jawabeen dad 11 toban ah ayaa ku dhintay agagaarka bakaaraha,10 wey kudhaawacmeen jawaabtii lagu jawaabay jawaabtaa.

Jaamicada HGSA iyo Golis ayaa Kardif tegay, booqasho ay kujoogeen dalka Ingiriiska.


Somalilandhorta








 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp