Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI
Qarax Laga Maqlay Bariga Magaalada Boosaaso
December 17, 2009


Qarax laga dareemay qeybo ka mid ah magaalada ayaa goor dhoweyd laga maqlayey magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.

Wariyaasha RBC Radio ayaa sheegaya in qarax loo maleeyey bambo uu ka dhacay Isgoyska Al Raxma oo ku yaalla dhinaca Bari ee Boosaaso halkaasi oo ah meel si aad ah loo degan yahay oo ay dadku ku badan yihiin.

Weli lama yaqaano sababta qaraxa iyo cida lala beegsaday, hase ahaatee waxaa Isgoyska Al Raxma ka hawlgala ciidamada amaanka o halkaasi ku leh bar kontorool oo gaadiidka lagu baaro habeenkii, waxaana suura gal ah in loola jeeday ciidankaasi.

Warar kale oo goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in qaraxu uu ahaa bambolagu tuuray saldhig boolis oo aagaasi ka dhow.

Rasaas kooban oo ka dhacaysay qoryaha fudud ayaa laga maqlay goobtaasi ka dib qaraxa inkastoo aan la xqiijin karin waxa ay tahay.
Labo ka hor ayaa qarax miino oo lala beegsaday ciidamada amaanka Boosaaso waxaa lagu dilay 4 askari iyadoo 8 kalena ay ku dhaawacmeen.


Source: Raxanreeb



 







 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp