Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI
Golaha Wakiiladda Somaliland Ayaa Ku Ansixiyay Duuduub Ajandahoodii Kalfadhiga 10aad
December 16, 2009


Fadhigii Golaha Wakiiladda ee Maanta ayay mudanayaasha Golaha Wakiiladdu cod u qaadeen ay ku ansixiyeen ajandahoodii kalfadhiga 10 aad oo ay todobaadkan guda-galeen Fadhiga maanta oo ay ka soo xaadireen 43 mudane ayay toban ka mid ah xildhibaanadu soo jeediyeen in laga dodo ajandaha balse intii badnayd ee Golaha ayaa isku raacay inay duuduub ku qaataan qoddobada ajandaha ay kalfadhigoodan ka doodi doonaan

Qoddobadda la ansixiyay ee kalfadhigan ayaa ka kooban saddex qoddob oo kala ah dhagaysiga warbixinaha Shirguddoonka iyo Guddida Joogtada ah, ansixinta Mashaariicda sharci ee Golaha horyaala iyo u yeedhitaanka Masuuliyiinta Qaranka ee kolba loo baahdo.

Kalfadhigan 10 aad ee Golaha Wakiiladda ayaa ka socda Hoolka ay fadhiistaan mudanayaasha Golaha Guurtida taasoo ay sababtay Hoolkii Mudanayaasha Wakiiladda oo la dumiyay isla markaana laga dhisayo dhisme cusub oo ay Golaha ugu deeqday Hay'adda Awepa


Source: Waaheen



 







 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp