Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Dawlada Hoose Ee Magaalada Hargeysa Oo Soo Gabagabaysay Waddo Laami Ah Oo Laga Hirgeliyay Waaxda M/Mooge
December 15, 2009


Dawlada hoose ee magalada Hargaysa ayaa todobaadkan soo gabagabaysay waddo laami ah oo bilihi u danbeeyay ay ku hawlanayd taasi oo laga hir galinaayay xafaada M.Mooge ah xafadaaha cusub ee ku so kordhay magaalada Hargaysa waddan oo marki hore ahayd waddo raf ah o gaadiidka iyo dadwaynuhuba ay ka mudan jiyeen dhibaato maristeeda aya hada wax lomari kara si fudud taasi oo ay hirgalinteeda iska kaashaden dawlada hoose iyo dadwaynaha xafada iskaashatada basaska ee city bus.

Mashruucan oo ah mid lagu hirgalinayo waddooyin cusub oo ay yeelato caasimadu kaasi oo sadexdi biloodba degmo lagaga shaqaynayo iyada oo imaka ay so dhamaden degmoyinka 26 Juun M.Haybe hadana ka socda degmada Axmed Dhagax una siijeeda degmada Koodbuur iyo Gacanlibaax mashruucan oo noqday mid midha dhalay ayaa wax fikirkisa laha duqa caasimada Eng Xuseen Maxamuud Jiciir kaasi oo u dadwaynaha ugu baaqay in ay iska kaashadan horumarinta magaalada Hargaysa gaar ahaan wax uu Maayarku uu u jeediyay jaaliyadaha dibada in ay ka qayb qaataan hawshan socota


Source: Qaran News



 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp