Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Qarax Xoogan Oo Goor Dhoweyd Gilgilay Magaalada Boosaaso
December 14, 2009


Qarax xoogan oo laga maqlayey guud ahaan qeybaha magaalada ayaa goor dhoweyd caawa gilgilay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Qaraxan oo u muuqday miino ayaa ka dhacay wadada laamiga ah ee bartamaha magaalada marta.

Lama yaqaano waxa qaraxan lala beegsaday iyo cida sameysay toona.
Warar hordhac ah oo soo gaaraya warqabadka RBC Radio ayaa sheegaya in qaraxan miino lala beegsaday gaari ay ciidamadu lahaayeen oo marayey wadada laamiga ah ee bartamaha magaalada, ma cadda in khasaare uu ka dhashey iyo in kale.

Waxaase hadda magaalada ka socda rasaas u muuqata in ciidamada amaanku ay ridayaan, taasi oo bilaabatey wax yar ka dib markii qaraxu dhacay, waxaana rasaastu ay ku fiday qeybaha magaalada gaar ahaan xaafadaha ku dhow wadada laamiga ah ee Boosaaso.

Dhawaqa qaraxan ayaa ahaa mid si weyn looga dareemay magaalada guud ahaan, iyadoo dadka badankiis ay huradada ka buraarugeen.
Waxaa adag in tafaasiil buuxda la ogaado maadaama xilliga uu hadda yahay habeen.


Source: Raxanreeb






 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp