Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Madaxweyne Rayaale oo Wasiir Cusub U Magacaabay Wasaarada Macdanta iyo Biyaha S/land
December 12, 2009


Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa umagaacay Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Somaliland Mudane Cismaan Sh Cabdi Sh Maxamed ka dib markii uu Dhawaan ku geeriyooday Magaalada Maka Wasiirkii hore ee Macdanta iyo Biyaha Marxuum Qaasim Sh.Yuusuf,Warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland, Siciid Cadaani Mooge, ayaa waxa uu u qornaa sidan:

“Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin isagoo tixraacaya qodobka 90aad ee dastuurka Jamhuuriyada Somaliland, isla markaana tixgalinaaya ahmiyada weyn ee Wasaaradda Macdanta iyo Biyuhu ay u leedahay dhismaha Qaranka, waxa uu u magacaabay Mudane Cismaan Sh Cabdi Sh Maxamed in uu noqdo wasiirka cusub ee wasaaraddaasi.

Madaxweynuhu isagoo isla markaana tixgalinaaya kartida shaqo iyo hufnaanta uu leeyahay mudane Cismaan Sh Cabdi, waxa uu ku amray in laga bilaabo maanta oo taariikhdu tahay 13/12/2009 uu la wareego xilkii wasaaradda Macdanta iyo Biyaha isaga oo bedeli doona wasiirkii hore ee geeriyooday Marxuum Qaasim Sh Yuusuf Ilaahay ha u naxariisto”.


Source: Gabiley News


 







 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp