Somaliland Horta Website Somalilandhorta

BOGGA TACSIDA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
November 18, 2008

Ahmed Yuusuf Ducaale, Faadumo Xasan Aw-Cali, Maxamed Ismaaciil Kaahin, Sahra Xasan Aw-Cali, Cabdifataax Axmed Yuusuf, Basma Axmed Yuusuf, Yaasmiin Axmed Yuusuf, Ayaan Maxamed Ismaaciil, Amran Maxamed Ismaaciil dhamaan waxay tacsi u dirayaan Reerkii, Qaraabadii Iyo Ehelkii ay ka baxday Marxuuma Rooda Yuusuf Faarax oo xalay ku geeriyootay Magaalada Jiddah ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya. Illaahay gidigeenba samir iyo iimaan ha inaga siiyo, Marxuumadana naxariistii janno Illaahay ha waraabiyo Aaaaaaaamiiin Aaaaaaaamiin!

T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
October 30, 2008

Bahweynta soo saarta Somalilanhorta waxay tacsi u direysaa Eheladii, qoysaskii eheladii iyo qaraabadii dadkii ku geeriyooday qaraxyadii Hargeysa ka dhacay. Gidigoodba aAlla ha u naxariisto innagana samir iyo iimaan Illaahay ha innaga siiyo. Aamiin Aamiin!
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
October 8, 2008

Ahmed Yuusuf Ducaale, Faadumo Xasan Aw-Cali , C/Kariim Hassan, Nimco Mahdi Kheyre , Shukri Kheyre iyo Guuleed Mahdi Kheyre, dhamaan waxay ka tacsiyadeynayaan Reer Axmed Rooble, Geeridii ku timi Hooyadood Sureer Nuux Kaahin oo Axadii dhaweyd ku geeriyootay London halkaana lagu aasay. Illaahay gidigeenba samir iyo iimaan ha inaga siiyo, Marxuumada naxariistii janno Illaahay ha waraabiyo Aaaaaaaamiiin Aaaaaaaamiin!
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
October 4, 2008

Reer Axmed Yuusuf Ducaale sidey u dhan yihiin, geeriddii ku timid Canab Bullaale oo ku geeriyootay laguna aasay Magaalada London Bishii Ramadaan 27-keedii, waxay ka tacsiyadeynayaan Sayigeeda Axmed Xaaji Jaamac (WILSON), Caruurtooda iyo Caruurtey dhaleen iyo guud ahaan qaraabada, gidigeenba Illaahay samir iyo iimaan ha innaga siiyo Marxuumadana Janadii Fardowsa Illaahay haka waraabiyo Ameen!
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
September 29, 2008

Abshir Nuur Cumar, Xaaskiisa, Axmed Yuusuf Ducaale Iyo Xaaskiisu waxa ay tacsi u dirayaan reerkii uu ka baxay Marxuum Maxamed C/Laahi Faarax oo dhawaan ku geeriyooday laguna aasay Magaalada Hargeisa. Samir iyo iimaan Allah ha innaga siiyo Marxuumkana naxariistiisa ha ugu deeqo. Ameen!
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
September 25, 2008

Anigoo ah Axmed Aw Yuusuf Ducaale, kana wakiil ah Reer Ducaale, Wiil, Gabar iyo intii ka tafiiranta, waxaan magacooda Tacsi ugu dirayaa Reerkii ay ka baxday, Eddo Ardo Ducaale oo maanta Djibuuti lagu aasay. gaar ahaan Sayigeedii, Caruurtey dhashay iyo Caruurtey ayeyda u ahayd. Gedigeenba Illaahay samir iyo iimaanba ha inaga siiyo, iyadana naxariistii janno Allah ha ka waraabiyo. Aamiin Aamiin!
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
September 20, 2008

Axmead Yuusuf Ducaale, Faadumo Xasan Awcali Sharmaarke (Hawo Dalal) Iyo Caruurtooda, Mohamed Ismaciil Kaahin, Sahra Xasan Awcali Iyo Caruurtooda, Khadra Faarax iyo Caruurteeda, Safiya Aw Aadan iyo Caruurteeda iyo Reer Cali Aw-adan Meecaad, Giddi waxay tacsi u dirayaan Reerkii, Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Aadan Cumar Kaahin oo maanta lagu aasay magaalada London U.K. Samir iyo iiman Illaahay ha inagga siiyo isagana Janaddii Jardowsa Illaahay ha ka waraabiyo. Aamiin Aamiin!
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
September 17, 2008

Reer Axmed Yuusuf Ducaale waxay Tacsi u dirayaan Qoyskii, Qaraabadii, Ehelladii iyo guud ahaanba Reer Axmed Xandulle, iyagoo ka tacsiyadeynaya geeridii ku timi Keyse Axmed Xandulle. Marxuumka iyo Aabihii Axmed Xandulaba oo sanado badan hortood dhintay oo rafiiqeyga ahaa hadaan ahay Axmed Yuusuf Ducaale labadaba Illaahay naxariista jano ha ka waraabiyo. Aamiin Aamiin!
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
September 10, 2008

Abshir Nuur Cumar, Cali Aadan Meecaad, Axmed Yuusuf Ducaale, Abdi Kariin Xasan Caalin, Xaaji Cumar Xuseen , Shukri Kheyre, Muuse Ibraahim Bookh, Yaasiin Cabdi Muxumed, Ilyaas Cabdi Muxumed iyo Cabdifataax Axmed Yuusuf waxay dhamaan TACSI u dirayaan Qoyskii, Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Ismaaciil Nadiif oo Todobaadkan ku geeriyooday Magaalada Hargeysa. Dhamaantiin Samir iyo Iimaan Allah ha inaga siiyo, Isagana Naxariistii Janno Illaahay ha ka Waraabiyo Ameen!
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
August 19, 2008 - Allah Ha Una Naxariisto SHEEKKH ABBA

Bishan Shacbaan 15keedii, 17 August, ayuu Sheekh Axmed Sheekh Mohamed SHEEKH ABBA, KU GEERIYOODAY Magaalada Mukala, Xadramoot A-L-Yamen; halkaas oo todobaad kahor loo geeyay caafimaad awgii. Allah ha u naxariistee Sheekh Abba wuxuu ahaa nin aqoon u leh culuumta Islaamiga ah, Laamaheeda kala duwan, sigaar ahna aqoon u leh, cilmu-dibiga, kaas oo uu dadka ku daaweyn jirray. Sheekhu Allah ha unaxariiste, wuxuu ahaa, mustajaabu-dacwa wax badan looga soo joogay. Sheekhu Allah ha unaxariistee wuxuu ka dhashay Xaafada Xamarweyne ee Muqdisho 73 sano kahor. Ifkana caruur badan buu kaga tagey taafiir badan, waxaanay isku reer ahaayeen Suufi Baqdaad oo ku aasan GABILEY.
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
August 8, 2008

Xaaji Cumar Xuseen , Cali Aadan Meecaad, Axmed Aw Yuusuf Ducaale, Cabdilaahi Ibraahim, Xasan Maxamuud Cige, Muuse Ibraahim Bookh, Haybe Idiris, C/Laahi Xuseen Miyir , Axmed Muuse Geedi (Sanjab), Abshir Nuur Cumar, A/Kariin Xasan Caalin, Yaasiin Cabdi, Ilyaas Cabdi iyo Cabdifataax Axmed Yuusuf Ducaale waxay tacsi u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Nuur Sugaal, iyagana samir iyo iimaan Allah ha ka siiyo naxariistii janno haka waraabiyo Aamiin!
T A C S I I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Illayhi Raajucuun
July 28, 2008

Bahda so saarta Somalilandhorta, waxay tacsi oo diraysa qoyski , ehaladi iyo qaraabadi uu ka geeriyoday Marxuum Xasan Diiriye Farax, fanaankii caanka ahaa oo lagu aysay maalinti Jimzihi Kuwait. Illaahey samir iyo iiman giddigeenba ha innaga siiyo isna naxariisti janno ha ka waraabiyo Aamiin!
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
June 18, 2008

Reer Axmed Yuusuf Ducaale , Reer Cali Aadan Meecaad, Reer Abshir Nuur Cumar, Reer Cabdikariim Xasan Caalin, Shukri Kheyre, Ilmo Mahdi Kheyre, Reer Cali Askar Sugaal, Reer Daahir Macalim Jibreel, Sheekh Sacad Muuse Rooble, Reer C/Fataax Axmed Yuusuf Ducaale, Reer Yaasiin Cabdi , Reer Ilyaas Cabdi Muxumed iyo Muuse Ibraahim Bookh waxay tacsi u dirayaan dhamaan Reer Xaaji Askar Cabdilaahi geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Faadumo Xaaji Askar Cabdilaahi oo maanta ku geeriyooday magaalada London ee dalka UK. Illaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo Marxuumadana Illaahay Janada ha ka waraabiyo Aamiin!
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
June 7, 2008

Reer Axmed Yuusuf Ducaale , Reer Cali Aadan Meecaad, Reer Abshir Nuur Cumar, Reer Cabdikariim Xasan Caalin, Shukri Kheyre, Ilmo Mahdi Kheyre, Reer Cali Askar Sugaal, Reer Daahir Macalim Jibreel, Sheekh Sacad Muuse Rooble, Reer C/Fataax Axmed Yuusuf Ducaale, Reer Yaasiin Cabdi , Reer Ilyaas Cabdi Muxumed iyo Muuse Ibraahim Bookh waxay tacsi u dirayaan Qoyskii, Eheladii iyo Qarabadii uu ka geeriyooday Marxuum Dayib Aw Cali oo shalay ku geeriyooday laguna aasay magaalada Gabiley. Illaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo Marxuunkana Ilaahay Janada ha ka waraabiyo Aamiin!
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
June 5, 2008

Reer Aw-Yuusuf Ducaale meel ay joogaanba , waxay Tacsi udirayaan Qoyskii, eheladii iyo qaraabadii ay ka baxday Basra Shiine Jaamac oo ku geeriyootay laguna aasay Magaalada Gabiley Salaasadii dhaweyd. Illaahay samir iyo iimaanba ha inaga siiyo, Marxuumadana Illaahay janadii ha ugu deeqo Ameeeen!
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
May 26, 2008

Reer Jaamac Aw Maxamuud Muse iyo tafiirtoodu waxay uga tacsiyaddaynayaan ummadda reer Somaliland, geeriddii naxdinta lahayd ee ku timi Muse Jaamac Aw Maxamuud Muse oo subaxnimaddii sabtiddii May 25, 2008, ku geeriyooday magaaladda London ee cariga Ingriiska, isagoo in muddo ahba xanuun u jiifay. Waxaanu Ilaahay ugu baryaynaa inuu marxuumka qabriga u weyneeyo, janatul Fardusana ka waraabiyo, samir iyo iimaana inaga wadda siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin. Marxuumka waxaa la aasayaa Salaasada oo ay bishu tahay, May 27, 2008. (Tasciddan waxaa diraya Dhamaan Reer Xasan Axmed Geedi)
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
May 21, 2008

Axmed Yuusuf Ducaale iyo Xaaskiisa, C/Fataax Axmed Yuusuf Ducaale iyo Xaaskiisa, Basma Axmed Yuusuf Ducaale iyo Sayigeeda, Yaasmiin Axmed Yuusuf Ducaale, Yaasiin Cabdi Muxumed iyo Xaaskiisa, Ilyaas Cabdi Muxumed iyo Xaaskiisaiyo, Muuse Ibraahim Bookh Ceelaabe . Dhamaantood waxay tacsi u dirayaan Cabdi Jeex Jaamac iyo walaalihii iyagoo ka tacsiyadeynaya geeridii ku timi Hooyo Dhudi oo Gabiley ku geeriyootay. Illaahay Samir iyo Iimaan ha ka siiyo, Marxuumadana Jannadii Illaahay haka waraabiyo Ameen!
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
May 13, 2008

Reer Axmed Yuusuf Ducaale waxay tacsi u dirayaan qoyskii, eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Cabdi Warsame. (16yrs) oo todobaadkii hore lagu dilay xaafada Scarborough/Toronto. Maalintii Sabtidii halkaa lagu aasay samir iyo iimaan Alla ha inaga siiyo Marxuumkana Illaahay naxariistii janno ha ugu deeqo aammmmmmmiiin!
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
May 13, 2008

Reer Axmed Yuusuf Ducaale waxay ka tacsiyadeeynayaan walaalahood Ilmo Colhaye iyo caruurtaadii Ilmo Barkhad Sheekh Nuur, geeridii ku timi Aamina Colhaye oo sadex maalmood ka hor ku geeriyootay Yemen. Samir iyo iimaan Alla ha inaga siiyo Marxuumadana Illaahay naxariistii janno ha ugu deeqo aamiin!
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
May 9, 2008

On behalf of the Somaliland community in Calgary, Alberta. I would like to send our deepest sympathy and condolences to the Family of Late Saeed Meygag Samaterand especially his wife Amran Abdi Musa and their Children. Ina Lilahi Waa Ina Illahi raajicuun – Ilaahay ha u naxariisto marxuum Saeed Meygag Samater, dhamaan eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ha ka siiyo – Aamiin.
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
May 8, 2008

Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Siciid Maygaag Samatar oo ku geeriyooday Dalka Maraykanka. Marxuumku waxa uu qayb weyn ka soo qaatay Ololihii Aqoonsiga Somaliland iyo Mashaariic badan oo uu ku taageerayo Waxbarashada Somaliland. Madaxweynuhu waxa uu ilaahay uga baryay inuu Naxariistii Jano Ka waraabiyo , qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo...Aamiin....Aamii.....Aamiin!
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
May 8, 2008

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Ahmed Mohamed Siilaanyo, isaga oo ku hadlaaya magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo Taageerayaashaba, waxaa uu tacsi u dirayaa guud ahaan shacbiga S/land, isaga oo uga tacsiyadaynaya Geerida naxdinta leh eek u timid MARXUUM SICIID MEEGAAG SAMATAR, oo habeenkii xalay 07/05/2008 ku geeriyooday cariga Dalka Maraykanka. Marxuunku waxa uu ka mid ahaa xubnihii doorka mihiimka ah ka soo qaatey dib-u-heshiintii iyo Nabadayntii Beelaha Somaliland. Guddoomiyuhu waxa uu si gaar ah Tacsidaa ugu dirayaa Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuumku, waxaanu ilaahay uga baryayaa inuu Janadii fardawsa ka waraabiyo, ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo...Aamiin!
TACSI KA TIMID UDUB CANADA   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
May 8, 2008

Dhamaan xubnaha, Guddida joogtada ah ee UDUB CANADA, iyo dhamaan taageerayaasha xisbiga UDUB ee dalkan Canada waxay iyagoo ka tiiraanyeysan tacsi u dirayaan qoyskii, asxaabtii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allah how naxariistee marxuum Siciid Meygag Samatar oo ku geeriyooday gobalka California ee wadanka maraykanka,waxaanay Illaahay uga baryayaan in uu samir iyo Iimaan ka siiyo marxuum ka dhintayna Illaahay Jannadii ka waraabiyo. Aamiin
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
May 4, 2008

Dhamaan dadka hoos ku qorani Waxay Tacsi u dirayaan Eheladii, Caruurtii iyo Qaraabadii ay ka geeriyootay Marxuumad Hodan Faarax Ducaale oo lagu Aasay Magaalada Burco, Gaar ahaan waxay ka Tacsiyadaynayaan Maxmed Xuseen (X. Good) iyo Caruurtiisa Xaamud Maxamed Xuseen (Good), Cabdi Maxamed Xuseen (Good), Muxyadiin Maxamed Xuseen (Good), Sahra Maxamed Xuseen (Good) oo kala jooga Dalka iyo Dibadiisa,waxayna leeyihii Samir iyo Iimaan, Marxuumadana Eebe Janadii ha ka waraabiyo..Ameen.................
Read More   |  Printer Version
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
April 15, 2008

Cali Aadan Meecaad, Abshir Nuur Cumar, Axmed Yuusuf Ducaale, Abdi Kariim Hasan Caalin iyo qoysaskoodu waxay tacsi u dirayaan qoyskii, eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum Cabdilaahi Maxamuud Xirsi (Ashcari) oo ku geeriyooday maalmo ka hor magaalada London cariga Ingiriiska, meydkiisiina beri loo qaadi doono Hargeysa. Gidigeenba Illaahay samir iyo iimaan ha innaga siiyo isagana jannadii ha ugu deeqo. Aaaaamiiin, Aaaamiiin.
T A C S I    INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.
April 7, 2008

Waxaanu halkan ka tacsiyadaynaynaa xaaskii, carruurtii, eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah Jannatul-Firdawsa haka waraabiyee Marxuum Maxamed Muuse Caalin oo maalintii Sabtidii April 5/2008 xaqii ku helay Magaalada Toronto. Waxaanu Allaha Qhaniga ah uga baryaynaa inuu marxuumka u naxariisto innagana samir iyo iimaan inaga siiyo. Aamiin....Aamiin.........Aamiin. Waxa tacsida diraya: Abdulhakim Libaax iyo xaaskiisa, Abdikayd Ibraahim iyo xaaskiisa, Abdirashid Hassan iyo xaaskiisa, Ahmed Meygag iyo xaaskiisa, Mohamed Omar iyo xaaskiisa , Omar Sanyare iyo xaaskiisa, Ali hajiYussuf, Hassan-Barre, Ahmed Sabeyse, Abdikarim Meygag, Casuuro, Ismail-Yamani, Abiib, iyo in badan oo aan qoraalkan lagusoo koobi karin.
T A C S I    INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.
April 7, 2008

BISHAN 5dii April 2008 WADANKA CANADA Magaalada TORONTO ( East Scarborough) Uu KU GEEYOODAY MURXUUM MAXAMED MUSE CAALIN oo ka Mid ahaa UMMADA Reer Somaliland . Geeridaas NAxdinta leh Waxaanu ILAAHAY ka bareyeynaa In uu Samir iyo IIMAAN inka ka siiyo Dhamaateeyn Ummadda Somaliland Gaar ahaana QOYSKII , EHELADII ,QARAABADII iyo Axsaabtii uu ka Baxay MARXUUM MAXAMED MUSE CAALIN .. oo Bishan 6dii Aprirl 2008 ay Aaskiikii ka soo Qeyb Galeeyn boqolaal kun oo qof oo Somaliya ka kala yimi Gobolada Canada iyo Daafaha aduunka ........... Read More

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
April 6, 2008

Aamina Maxamuud Iyo Caruurteeda ilma Sheekh Maxamed Siciid, Muuse Nuur Ducaale, Maxamed Nuur Ducaale, Jaamac Nuur Ducaale, Cali Aadan, Cabdillaahi Yuusuf , Maxamed Xuseen Fil Fil, Yuusuf Xuseen Fil Fil, Axmed Yuusuf Ducaale, Cabdifataax Axmed Yuusuf Ducaale, Ahmed Cabdifataax, Xuseen Cabdifataax, Maxamed Cabi Maxamed, Basma Axmed Yuusuf Ducaale, Zubeir Mohamed Cabdi, Yaasmiin Axmed Yuusuf Ducaale, Daahir, Ciiltire, Yaasiin Cabdi Muxumed, Cali Aadan Meecaad, Abshir Nuur Cumar, Xaaji Cumar Xuseen, Maxamed Taani, Abdil Karem Hasan Alim, Shukri Kheyre, Muuse Ibraahim Bookh, Ahmed Cali Ibraahim, Cali Xaaji Yuusuf, Cali Cumar Mushteeg, Amiin Cali Cumar, Cumar Cali Cumar, Guuleed Cali Cumar, Ilyaas Cabdi Muxumed, Cali Xuseen Aw-Cali iyo Cali Yuusuf waxay dhamaan udirayaan tacsi qoyskii, eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Maxamed Muuse Caalim oo maanta lagu aasay xabaalaha Bekeri ee barriga Scarborough. Gedigeenba Illaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo isagana janadii ha ka waraabiyo. AAMIIN
T A C S I    INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.
April 5, 2008

(SOHTA - Toronto) Waxaa maanta ku geeriyooday, Scarborough General Hospital (Bariga Torono) Marxuum Maxamed Muuse Caalim; isaga oo siday Dakhtaradu sheegeen u geeriyooday dhiig maskaxda kaga furmay. Marxuumku waxuu ifka kaga tegay ooridiisa Khadra Cige iyo sadex wiil iyo gabar. Marxuumka berito salaada duhur dabadeed ayaa meydkiisa lagu tukandoonaa, Masaajidka Islaamic Foundation; halkaas oo la qaadi doono meydka marxuumka xabaalaha Muslimiinta ee SC ka bariyeeya. Halagu dadaalo in aan loo kala hadhin si uu jamac badan ugu tukado janaasadana ugu tukado. Bahda Somalilandhorta waxay ka tacsiyadeyneysaa qoyska eheladda iyo qaraabada, geeridaa ku timi Marxuun Maxamed Muuse Caalin gidigeenba samir iyo iimaan Ilaahay ha inaga siiyo isagana ilaahay ha u naxariisto Ameen.
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
March 17, 2008

Axmed Yuusuf Ducaale, Cali Aadan Meecaad, C/Kariim Xasan Caalim, Shukri Kheyre, Sheekh Sacad Sheekh Ibraahim, Muuse Xasan Ismaaciil, Yaasiin Cabdi Muxumad, Ilyaas Cabdi Muxumed, Cabdifataax Axmed Yuusuf Iyo Muuse Ibraahim Bookh dhamaan waxay tacsi u dirayaan Reer Jimcaale Maax Warsame iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuun Jimcaale Maax Warsame oo Shalay lagu aasay Degmada Gabiley. Marxuumka Allah ha u naxariisto gidigeena samir iyo iimaan Illaahay ha inaga siiyo Aamiin.
T A C S I   INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.
March 16, 2008

WAXAAN HALKAN TACSI UGA GUDBINAYNAA GEERIDII KU TIMI MAANTA OO KU BEEGAN, 16/03/08, MAALIN. AXADA, REER JIMCAALE MAAAX WARSAME IYO QARAABADII UU KA BAXAY, AABAHOOD JIMCAALE MAAX WARSAME OO MAANTA LAGU AASAY DEGMADA GEBILEY, ANAGOO KALA AH..................... Read More
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
February 27, 2008

Axmed Yuusuf Ducaale, Yaasiin Cabdi Muxumed Diiriye, Muuse Ibraahim Bookh, Cali Aadan Meecaad iyo Abshir Nuur Cumar waxay ka tacsiyadeynayaan, qoyskii eheladii iyo qaraabadii geeridii ku timi Marxuum Xasan Cabdi Geele oo todobaadkii hore ku geeriyooday laguna aasay magaaladda Gabiley. Samir iyo iimaan Ilaahay ha innaga siiyo isagana naxariistii jano Allah hagu deeqo Ameen.
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
February 15, 2008

Axmed Yuusuf Ducaale Iyo Xaaskiisa Faadumo Xasan Aw-Cali (Hawo ), Cabdifataax Axmed Yuusuf Ducaale, Xaaskiisa iyo Caruurtooda, Basma Axmed Yuusuf Ducaale, Sayigeeda iyo Caruurtooda, Yaasmiin Axmed Yuusuf Ducaale iyo caruurteeda waxey tacsi u dirayaan qoyskii, eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuun Xuseen Balayax. Marxuumada Alla Ha U Naxaariisto inagana Samir iyo Iimaan Illahay ha inaga siiyo Ameen.
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
February 15, 2008

Dhamaan Reer Axmed Yuusuf Ducaale Iyo reer Oblic Karton waxay tacsi u dirayaan qoyskii, Eheladii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuun Xaaji Nuur Muxamed Madar oo dhawaan ku geeriyooday Isu-tagga-Imaaraatka. Allah ha unaxariisto. Marxuumada Alla Ha U Naxaariisto inagana Samir iyo Iimaan Illahay ha inaga siiyo Ameen.
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
January 21, 2008

Axmed Yuusuf Ducaale, Cali Aadan Meecaad, C/Kariim Xasan Caalim, Shukri Kheyre, Sheekh Sacad Sheekh Ibraahim, Muuse Xasan Ismaaciil, Yaasiin Cabdi Muxumad, Ilyaas Cabdi Muxumed Iyo Muuse Ibraahim Bookh dhamaan waxay tacsi u dirayaan Caruurtii, Eheladii iyo Qaraabadii ay ka baxday Marxuuma Siraad Xuseen Buux oo ku geeriyootay laguna aasay Magaalada Hargeysa. Marxuumada Alla Ha U Naxaariisto inagana Samir iyo Iimaan Illahay ha inaga siiyo Ameen.
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
January 17, 2008

Bahweynta soo saarta Somalilandhorta waxay ummada reer Somaliland gaar ahaan iyo Soomaaliba guud ahaan, ka tacsiyadeyneyaan geerida naxdinta leh ee ku haleeshay Magaalada Oslo ee dalka Norway xalay Marxuum Xasan Sheekh Muumin oo ahaa abwaan ka tegey hal abuuro dhaxalgal ah oo noqon doona waxay Soomaali ku faanto. Marxuumka alla ha u naxariisto inagana Samir iyo Iimaan Illahay ha inaga siiyo Ameen.
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
January 16, 2008

Axmed Yuusuf Ducaale, Cali Aadan Meecaad, Maxamuud Nuur Ducaale, Abshir Nuur Cumar, Cabdikariim Hassan Aalim, Yaasiin Abdi Muhumed, Ilyaas Abdi Muhumed iyo Mukhtaar Ibraahim Bookh, giddi waxay tacsi u dirayaan Qoyskii Eheladii, Qaraabadii iyo Mujaahidiintii SNM iyagoo ka tacsideynaya Marxuum Mujaahid Muuse Nadiif oo shalay ku geeriyooday laguna aasay Magaalada Hargeysa. Marxuumka alla ha u naxaariisto inagana Samir iyo Iimaan Illahay ha inaga siiyo Ameen.
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
January 14, 2008

Abshir Nuur Cumar iyo Xaaskiisa , Maxamed Abshir Nuur Iyo Xaaskiisa, Maxamed Xaaji Ducaale iyo Xaaskiisa, Faadumo Colhaye, Xasan C/Raxmaan Cumar Xaashi iyo Xaaskiisa, Mohamed Cabdi Isaaq (Mowliid), Maxamuud Sheekh Xasan Taani iyo Xuseen Cali Xuseen waxay dhamaan ka tacsiyadeynayaan Axlaam Maxamed Mubaarak iyo Sayigeeda Cali Haji Olhaye, Khaalid, Ramadaan, Shacbaan iyo Cabdoo oo giddi Ilmo Mohamed Mubaarik ah, geeridii ku timi, Alla ha u naxariistee hooyadood Caasha Xasan Xaali oo saaka ku dhimatey magaaladda Ottawa. Alla Ha U Naxariistee Samir iyo Iimaan Alla hakasiiyo Awladeedii, Eheladeedii iyo Jaarkeediiba Ameen.
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
January 8, 2008

Somalilandhorta -Waxay tacsi udireysaa qoyskii,qaraabadii,uu ka geeriyooday marxuum Maxamed Y. Cabdi oo maanta lagu aasay Hargeisa, oo ka mid ahaa fanaaniintii Fanka soomaalid a dhidibada u aastay. Marxuumka Allah ha u naxariisto gidigeena samir iyo iimaan Illaahay ha inaga siiyo Aamiin.
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
January 5, 2008

Axmed Yuusuf Ducaale, Cali Aadan Meecaad, C/Kariim Xasan Caalim, Shukri Kheyre, Sheekh Sacad Sheekh Ibraahim, Muuse Xasan Ismaaciil, Yaasiin Cabdi Muxumad, Ilyaas Cabdi Muxumed Iyo Muuse Ibraahim Bookh Ceelaabe dhamaan waxay tacsi u dirayaan Xaaskii iyo caruurtii uu ka tagey Marxuun Maxamed Cali Amaan oo Doraad Jabuuti lagu aasay. Waxa kale oo ay geeridaa ka tacsideynayaan dhamaan reer Cali Amaan, Eheladii Iyo qaraabadii kaleba. Marxuumka Allah ha u naxariisto gidigeena samir iyo iimaan Illaahay ha inaga siiyo Aamiin.







 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp