Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Madaafiic lagu asqeysiiyay Xarunta Safaarada Yemen Ay Ku Leedahay Muqdisho
September 3, 2008


Sida ay sheegayaan ilo wareedyo aanu ka heleyno Safaarada Dowladda Yemen ay ku leedahay Magaalada Muqdisho, waxaa si Kmg ah loo joojiyay howlihii safaaradaas ee ka waday Dalka Soomaaliya, gaar ahaan Caasimada.

Wararka ayaa sheegaya in howlaha safaarada hakad loo geliyo sababo amaan awgeed, iyadoona Maanta Xoogaga Hubeysan ay Madaafiic ku garaaceen Xafiiska Safaarada Dowladda Yemen oo aan sidaa ugu fogeyn Xarunta Madaxtooyada.

Dhowr Madaafiic oo gudaha ugu dhacay Xarunta Safaarada Yemen ayaa keentay inay bur bur ku yimaado dhismaha Xarunta, isla markaana uu dhulka la simo qeyb ka mid ah Hoolkii Shirarka ee Xarunta Safaaradaas.

Madaafiicdaas ku habsaday Xarunta Safaarada Yemen ayaan la ogeyn inay ahaayeen kuwo loogu dan lahaa ama in ay isaga dhaceen kaliya, waxaana warar is khilaafsan ay ka soo baxayaan Madaafiicdaas ku dhacday Safaarada Dowladda Yemen ku leedahay Muqdisho.

Dowladda Yemen oo saaxibo la ah Dowladda Federaalka ayaan wax war ah ka soo bixin, duqeynta Safaaradeeda Muqdisho loogu geystay, sidoo kale Safiirka Dowladda Yemen ee Soomaaliya Axmed Xamiid Cumar ayaa isna wax hadal ah ka soo saarin duqeyntaas sababtay inay hakad gasho howlaha Safaarada, isla markaana uu bur bur ku yimaado dhismaha Safaarada qeybo ka mid ah

__

Source: Jowhar








 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp