Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI
27 Arday Oo Reer Somaliland Ah Oo Ka Qalin Jabisay Jaamacaddaha Suudaan
September 3, 2008

Sample Image


Waxaa dhawaan lagu qabtay magaalada Khortoum ee xarunta dalkan Sudan xaflad ballaadhan oo loogu magac daray (xafladda Qalin jabinta ardeyda reer Somaliland ee wax ka barata Sudan).

Ardaydaasi qalin jabisay waxa halkaasi shahaadooyin lagu guddoonsiiyay ardeyda qalin jabisay oo ay tiradoodu ahayd 27 ardey.

Ardayda qalin jabisay waxa ugu badnaa kulliyadaha Barashada Computer-ka, Kulliyadda Saynika, Kulliyadda Caafimaadka, Kulliyadda Macalimiinta iyo kulliyadda Dhaqaalaha iyo siyaasadda.

Ardayda qalin jabisay ayaa guud ahaan la odhan karaa waxa ay u badnaayeen Jaamacadda weyn ee Africa, iyada oo ay jireen arday ka qalin jabisay jaamacadaha dawladda sida jaamacadda Kharduum, jaamcadda Suudaan, Niileyn, Qadaarif Iyo Shendi.

Xafladdan waxaa ka soo qayb galay wefdi heer sare ah iyo marti sharf aad u badan oo ay ka mid yihiin Dr Edna Aadan Ismaacil oo ah wasiirkii hore ee aarimaha dibada Somaliland iyo masuuliin kale oo reer Somaliland ah, iyo waliba Sarkaal Maxamad Barkhad Riyaale oo ka tirsan Qaramada Midoobay kana hawl gala magaalada Kharduum, sidoo kale waxaa xafladdan ka soo qayb galay arday badan oo isugu jirta Somali iyo Suudaan iyo Dhammaan qoysaska reer Somaliland ee deggan magaalo madaxda dalka suudaan.

Ugu danbayntii waxa halkaas shahaado sharaf iyo hambalyooyin lagu guddoonsiiyey ardayda qalin jabisay.

Sample Image

Sample Image

Sample Image

Sample Image

 

__

Source: Qaran News









 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp