XIKMADDA TODOBAADKA

 

Xigmadda Todobaadka & Aw-Salla-Waat Bulsho Sawire


November 12, 2008



Awsalawaat, xageed beryahan jirtay?

Waar aduunyaa i wareerisoo adhiyar baan xagaa miyiga ku hayee maxaad sheegteen

Oo marbaan BBCda ku weydiin gaadhnee. Meel ha igaga dhicina.

Ma anaad i weydiisaan Beenta Balaayada Cabsiiye (BBC)?.

-(Qosol oo cabsiiye kumuu ahaa ?

-Maskaxdiina lakaashada
 

 



 

 


Home |  News |  Literature |  Articles & Opinions |  Archive |  Photo Gallery  | Contact Information 

 Copyright @ 2006 Somalilandhorta. All rights reserved.
For problems or questions regarding this web contact [Webmaster].