|
Tacsi Tiiraanyo Leh
Dhamaan Qoyska Reer Saleebaan Bidde oo kala ah:
Axmed Saleebaan Bidde.
Cabdillaahi Saleebaan Bidde.
Khadiija Saleebaan Bidde iyo Caruurteeda.
Aadan Cumar iyo Caruurtiisa.
Waxay tacsi u dirayaan dhamaan qoyska Ilma Macalin Caydiid, gaar ahaan Mustafe
Macalin Caydiid iyo Xaaskiisa Hibaaq Cali Saleebaan Bidde. Geeridii naxdinta
laheyd ee ku timid Macalin Caydiid Muuse oo 28/05/08 ku geeriyooday Magaalada
Hargeysa. Macalin Caydiid wuxu taariikh aan duugoobeyn ku leeyahay geyiga
Soomaalidu degto, gaar ahaan magaalada Hargeysa. Isagoo ahaa culimadii Tiirarka
u ahaa faafinta Diinta Islaamka.
Haddii aanu nahay Ururka Fanka, Hidaha iyo Dhaqanka (NOSHAACA) oo fadhigiisu
yahay Maagaalada Oslo ee Dalka Norway, waxa aanu diraynaa tacsi taa la mid
ah.Anagoo kala ah:
Cabdirisaaq Cismaan Fadal.
Ingeborg Vardoen.
Yuusuf Cabdillaahi X. Xasan "Buureed".
Maxamed Aadan Cali "Himilo".
Tanja Tegnander.
Cabdisamad Maxamed Cabdillaahi.
Cabdirashiid Cali Xamari.
Cabdirisaaq Cismaan Muuse "Shiine".
Mustafe Tahar Sulub.
Axmed Ibraahin Caynaan.
Aadan Looshade.
Cabdi Jaamac Caabi "Qaboojiye".
Sidiiq Aw Faarax.
Waxaanan leenahay Qoyskii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay marxuunku samir
iyo iimaan. Isagana Janadii Fardowsa Alle ha ka waraabiyo.
Aamiin!..............Aamiin!......................Aamiin!.
| |
|