TACSI

T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
June 18, 2008

Reer Axmed Yuusuf Ducaale , Reer Cali Aadan Meecaad, Reer Abshir Nuur Cumar, Reer Cabdikariim Xasan Caalin, Shukri Kheyre, Ilmo Mahdi Kheyre, Reer Cali Askar Sugaal, Reer Daahir Macalim Jibreel, Sheekh Sacad Muuse Rooble, Reer C/Fataax Axmed Yuusuf Ducaale, Reer Yaasiin Cabdi , Reer Ilyaas Cabdi Muxumed iyo Muuse Ibraahim Bookh waxay tacsi u dirayaan dhamaan Reer Xaaji Askar Cabdilaahi geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Faadumo Xaaji Askar Cabdilaahi oo maanta ku geeriyooday magaalada London ee dalka UK. Illaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo Marxuumadana Illaahay Janada ha ka waraabiyo Aamiin!

T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
June 7, 2008

Reer Axmed Yuusuf Ducaale , Reer Cali Aadan Meecaad, Reer Abshir Nuur Cumar, Reer Cabdikariim Xasan Caalin, Shukri Kheyre, Ilmo Mahdi Kheyre, Reer Cali Askar Sugaal, Reer Daahir Macalim Jibreel, Sheekh Sacad Muuse Rooble, Reer C/Fataax Axmed Yuusuf Ducaale, Reer Yaasiin Cabdi , Reer Ilyaas Cabdi Muxumed iyo Muuse Ibraahim Bookh waxay tacsi u dirayaan Qoyskii, Eheladii iyo Qarabadii uu ka geeriyooday Marxuum Dayib Aw Cali oo shalay ku geeriyooday laguna aasay magaalada Gabiley. Illaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo Marxuunkana Ilaahay Janada ha ka waraabiyo Aamiin!
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
June 5, 2008

Reer Aw-Yuusuf Ducaale meel ay joogaanba , waxay Tacsi udirayaan Qoyskii, eheladii iyo qaraabadii ay ka baxday Basra Shiine Jaamac oo ku geeriyootay laguna aasay Magaalada Gabiley Salaasadii dhaweyd. Illaahay samir iyo iimaanba ha inaga siiyo, Marxuumadana Illaahay janadii ha ugu deeqo Ameeeen!


  
 


 

 


Home |  News |  Literature |  Articles & Opinions |  Archive |  Photo Gallery  | Contact Information 

 Copyright @ 2006 Somalilandhorta. All rights reserved.
For problems or questions regarding this web contact [Webmaster].