Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

TACSI - Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
 


 

Waxaa saaka oo bisha Julay ay ahayd sagaal iyo toban ( 19-07-08 ) ku geeryooday magaalad Bristol ee wadanka U.K.  Allah ha u naxariistee Sheekh Cumar Xaashi Axmed Caydiid. Hadaba hadaanu nahay guud ahaan dadka reer Somalilandee ku dhaqan magaalada Bristol, gaar ahaan dadka hoos ku qoran waxaanu tacsi u diraynaa, Hanad Xaashi Axmed Caydiid, Xuseen Axmed Caydiid, Faysal Axmed Caydiid iyo Nimco Axmed Caydiid iyo dhamaan reer Axmed Caydiid. Waxaanu dhamaantayo Illaahay uga baryaynaa Inuu Sheekh Cumar Xaashi Axmed Caydiid uu janatul Fardawsa ka waraabiyo qayskii, qaraabadii, ehelkii iyo asxaabtii uu ka tagayna uu samir iyo iimaan ka siiyo.

C/risaaq sheekh Ibraahim Koshin

Axmed Yusuf Ismaaciil

Max'd Aadan Radio

C/qadir Cumar Caydiid ( Riig )

C/qaadir sheekh Faarax

Xasan Xuseen Wabi

Daahir Cismaan Cali

Cali Max'd Ibrahim ( Gab-gable )

Max'd Cabdi Jaamac

Ismaaciil Cali Jibriil

Max'ud Yusuf Cilmi ( Qardhab )

Madar Koosaar Xaashi

Sacad Daahir Cali

Faysal Aadan Muxumed

C/raxmaan Cali Khayre

Max'd Cali Khayre.



 


 


Nelson Mandela
90th
Birthday


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp