|
|
XIKMADDA TODOBAADKA
|
|
|

January 19, 2008
Awsall-awaat Bulsho Sawire
Aw-Salla-Waat, arrintii aqoonsiggu waa sidee, waala yaabsan yahee?
Bi'i waa caruure! Socdaalka 1000ka mile ahi talaabuu ku bilaabmaa.
Boqolaal talaabaynu jaray.
Midda kale xadhigga waadaanta ama dowlisku,
Ceelka karkaaradiisu dhagaxa yihiin wuu jarraa ku labba celinta.
Aqoonsiggu waa Inna Daanweyne haddeynu halkaa ka sii wadno.
|
|
|
|