TACSI

T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
January 21, 2008

Axmed Yuusuf Ducaale, Cali Aadan Meecaad, C/Kariim Xasan Caalim, Shukri Kheyre, Sheekh Sacad Sheekh Ibraahim, Muuse Xasan Ismaaciil, Yaasiin Cabdi Muxumad, Ilyaas Cabdi Muxumed Iyo Muuse Ibraahim Bookh dhamaan waxay tacsi u dirayaan Caruurtii, Eheladii iyo Qaraabadii ay ka baxday Marxuuma Siraad Xuseen Buux oo ku geeriyootay laguna aasay Magaalada Hargeysa. Marxuumada Alla Ha U Naxaariisto inagana Samir iyo Iimaan Illahay ha inaga siiyo Ameen.
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
January 17, 2008

Bahweynta soo saarta Somalilandhorta waxay ummada reer Somaliland gaar ahaan iyo Soomaaliba guud ahaan, ka tacsiyadeyneyaan geerida naxdinta leh ee ku haleeshay Magaalada Oslo ee dalka Norway xalay Marxuum Xasan Sheekh Muumin oo ahaa abwaan ka tegey hal abuuro dhaxalgal ah oo noqon doona waxay Soomaali ku faanto. Marxuumka alla ha u naxariisto inagana Samir iyo Iimaan Illahay ha inaga siiyo Ameen.
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
January 16, 2008

Axmed Yuusuf Ducaale, Cali Aadan Meecaad, Maxamuud Nuur Ducaale, Abshir Nuur Cumar, Cabdikariim Hassan Aalim, Yaasiin Abdi Muhumed, Ilyaas Abdi Muhumed iyo Mukhtaar Ibraahim Bookh, giddi waxay tacsi u dirayaan Qoyskii Eheladii, Qaraabadii iyo Mujaahidiintii SNM iyagoo ka tacsideynaya Marxuum Mujaahid Muuse Nadiif oo shalay ku geeriyooday laguna aasay Magaalada Hargeysa. Marxuumka alla ha u naxaariisto inagana Samir iyo Iimaan Illahay ha inaga siiyo Ameen.
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
January 14, 2008

Abshir Nuur Cumar iyo Xaaskiisa , Maxamed Abshir Nuur Iyo Xaaskiisa, Maxamed Xaaji Ducaale iyo Xaaskiisa, Faadumo Colhaye, Xasan C/Raxmaan Cumar Xaashi iyo Xaaskiisa, Mohamed Cabdi Isaaq (Mowliid), Maxamuud Sheekh Xasan Taani iyo Xuseen Cali Xuseen waxay dhamaan ka tacsiyadeynayaan Axlaam Maxamed Mubaarak iyo Sayigeeda Cali Haji Olhaye, Khaalid, Ramadaan, Shacbaan iyo Cabdoo oo giddi Ilmo Mohamed Mubaarik ah, geeridii ku timi, Alla ha u naxariistee hooyadood Caasha Xasan Xaali oo saaka ku dhimatey magaaladda Ottawa. Alla Ha U Naxariistee Samir iyo Iimaan Alla hakasiiyo Awladeedii, Eheladeedii iyo Jaarkeediiba Ameen.
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
January 8, 2008

Somalilandhorta -Waxay tacsi udireysaa qoyskii,qaraabadii,uu ka geeriyooday marxuum Maxamed Y. Cabdi oo maanta lagu aasay Hargeisa, oo ka mid ahaa fanaaniintii Fanka soomaalid a dhidibada u aastay. Marxuumka Allah ha u naxariisto gidigeena samir iyo iimaan Illaahay ha inaga siiyo Aamiin.
T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
January 5, 2008

Axmed Yuusuf Ducaale, Cali Aadan Meecaad, C/Kariim Xasan Caalim, Shukri Kheyre, Sheekh Sacad Sheekh Ibraahim, Muuse Xasan Ismaaciil, Yaasiin Cabdi Muxumad, Ilyaas Cabdi Muxumed Iyo Muuse Ibraahim Bookh Ceelaabe dhamaan waxay tacsi u dirayaan Xaaskii iyo caruurtii uu ka tagey Marxuun Maxamed Cali Amaan oo Doraad Jabuuti lagu aasay. Waxa kale oo ay geeridaa ka tacsideynayaan dhamaan reer Cali Amaan, Eheladii Iyo qaraabadii kaleba. Marxuumka Allah ha u naxariisto gidigeena samir iyo iimaan Illaahay ha inaga siiyo Aamiin.


 
Printer Version


 

 


Home |  News |  Literature |  Articles & Opinions |  Archive |  Photo Gallery  | Contact Information 

 Copyright @ 2006 Somalilandhorta. All rights reserved.
For problems or questions regarding this web contact [Webmaster].