
February 25, 2008
Allah, oo waa Aw-Salla-Waat !Soo dhawoow
Dadku haduu bukoodo waa leyssasoo booqdaaye waa sidee?
Walley nagatahay inaan ogeyn ee sideed
tahay haatan?
Xamdi Allah waan ladnahay.
Jaadmasidataa?
Wligey miyaan jaad la'aan idiin imi?
Maya e fadhiisoo yara qayil.
Waan qayili eh kolley wax bey idin weydiine ii dadejiya.
Waxaa noogu daran oonu haddal haynay diiwaangelinta
Oo ma cidbaa diidan?
Dhawaaqyo aanu diidmo ka dhandhaminey ayaa jirra ee bal kuwaa wax nooga sheeg.
Diiwaan-gelin diid/dimuqraadiyad/Nimaandooneyn/Doorashana neceb
/In dibloo dhiggo/Dagaal
ugu jirra/Dubka kula mida / Uurka kaa duwan
/Daadkaa qaadiye /Haku daaline /Udiyaar
noqo/ Doorasho iyo nabad
/Aqoonsi degdega ah /Yuu daliilkii /Daabacoo yidhi.
|
|