XIKMADDA TODOBAADKA

 

Xigmadda Todobaadka & Aw-Salla-Waat Bulsho Sawire


December 9, 2008



Aw-Salla-Waadoow nimankaa aynu walaalaha nahay ee Reer "Soomaaliya" maxay u heshiinwaayeen?

Beri horey heshiiyeen.
 

Oo halkeey ku heshiiyeen goormeyse heshiiyeen?

May 1991kii ayey Jabuuti ku heshiiyeen .
 

(Inta lays eegey) Oo maxay ku heshiiyeen?

In aanay weligood heshiin !!!
 

Oo waxanoo shirara maxaa loo qabanayey?

Bulshadan caalamkee wareersan weydii.
 

 



 

 


Home |  News |  Literature |  Articles & Opinions |  Archive |  Photo Gallery  | Contact Information 

 Copyright @ 2006 Somalilandhorta. All rights reserved.
For problems or questions regarding this web contact [Webmaster].