Somaliland Horta Website Somalilandhorta

T A C S I

TACSI.

 

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun.

 

Marxuum:  Maxamed Ismaaciil Warsame ‘Maxamed Cabaade’

 

Dhamaan, Odayaasha, Culamaa’udiinka, Aqoonyahanada, Dhalinyarada iyo qaybaha kale duwan ee Jaaliyadda Somaliland ee ku nool Magaalada Bristol , UK gaar ahaan dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Ubadkii, Eheladii, Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Maxamed Ismaaciil oo Magaalada Bristol ku geeriyooday habeenimadii Axaddu soo galaysay  28/12/08, waxaanay Ilaahay uga baryayaan inuu Marxuumka Naxariistiisa Jannada ka waraabiyo Iyagaana Samir iyo Iimaan ka siiyo. Aamiin.

 

  1. Xasan Axmed Haaruun
  2. Axmed Naasir Xirsi
  3. Naasir Odawaa Laare
  4. Sh Cali Cawad Abdi
  5. Cali Maxamed Rooble
  6. Faysal Maxamed Gamadiid
  7. Sheekh Maxamed
  8. Cumar  Maxamed Xasan
  9. Axmed Carab Yuusuf
  10. Cabdi Raabi Jaamac
  11. Cabdillahi Xasan Mataan
  12. Saleebaan Maxamed
  13. Jaamac Cali
  14. Naasir Cabdilaahi Xasan
  15. Axmed Cabdi Cumar
  16. Maxamed Haybe
  17. Muuse Cabdi
  18. Farxaan Maxamed
  19. Axmed “Cirro”
  20. Cali Jaamac
  21. Axmed Cabdillhi
  22. Cabdalle Cigaal
  23. Axmed Bilqasaq
  24. Cabdikariim Cawil
  25. Siciid Cabdillahi
  26. Saleebaan Cali Bile
  27. Cali Xirsi “Baxar”
  28. Cabdi Yuusuf
  29. Cabdirashiid Cabdillahi
  30. Cabdirisaaq Maxamed
  31. Aadan Askar
  32. Koosaar  Gahayr
  33. Cali Dhalac
  34. Cabdiqaadir Ismaaciil
  35. Cabdiraxman Xirsi
  36. Siciid Suldaan
  37. Maxamuud Cadde Gudde
  38. Cabdiqaadir Cali Baraar
  39. Daahir Cali
  40. Deeq Cabdi Wali
  41. Geeddi “Xayaaka Allah”
  42. Maygaag Oomaar
  43. Cali Xasan “Cali Iftiin”
  44. Cumar Siyaad
  45. Axmed Ciise Cawaale
  46. Xasan Xuseen Shide
  47. Macallin Daahir
  48. Cabdi Gamuute
  49. Haybe Maxamed
  50. Xuseen Caydiid
  51. Ciise Xuseen
  52. Yuusuf Cismaan
  53. Cabdixakiim X Yusuf
  54. Cabdi Wahaab
  55. Axmed Ducaale
  56. Cali Shaacuur
  57. Cali Maxye

Ilaahay Marxuumkan iyo Kuwa kale ee Islaamkaba ha uwada Naxariisto.

 Aamiin.

Axmed Naasir Xirsi Maxamed