Xarunte
Dhawrisda Hufnaato
Guud
Centre for Public Integrity &
Iyo Cidhibtirka
Musuq-maasuqa,
Anti-corruption
Hargeysa,
Somaliland.
Hargeisa, Somaliland.
28/12/2008
INA-LILAAHI WAA-INAA-ILEEHI RAAJICUUN----------INAA-LILAAHI-WAA
INAA-ILEEHI-RAAJICUUN.
Anoo ah
Axmad Musa Geedi
(sanjab) kana wakiil
ah reer Musa Geedi
oo dhan
waxanu tacsi u
diraynaa
Xaskii,
Eheladii, Qaraabadii,
ardaydii u Quraanka
iyo Dayaanada
ku
bari jirey
Dugsiyad Gabiley
mudo 50
Sano ah, beesha
ku tukada
MASJID_JAAMACA GABILEY, reer
Gabiley oo
dhan iyo
Wasaaradda Waxbarashada
ee Somaliland GEERIDA
NAXDINTA badan eek u timid Sheikh
Ciise Ismail.
Ilaahay
isagana ha u naxariisdo
oo janato
fardowza maqaam
ha uga dhigo,
inagana samir
iyo imaan ha
inaga siiyo.
Aaaamin…Aaaaaamin…Aaaaaaamin.
Sheikh
Ciise wuxu ka
qalin-jabiyey XARTII Sheikh Cumar
Cadaawe (naxariisdii
jano allaha
siiyee) 1954-55.
Sheikhu
wuxu Wasaaradda
Tacliinta ku
biire 1957-58.
Mudo 50
sanadood ah ayuu
kusoo shaqeeyey
isagoo ah MACALIN DIIN
wal adaab DIIN. Min 1957-2008
wuxu
Musheikh kale
la qaybsan jire
HAWSHA IMAAMNIMADA Musjid-Jaamaca
Gabiley. Mudaadaa
u Macalinka ahaa,
Samotalisnimona
Degaanka Gabiley
oo dhan
ayuu kaga
shaqeen jire.
Naxariisda
eebe korkiisa
iyo korkeenaba
ha ahaato.
Allaa
Mahad leh.
Axmad Musa
Geedi(sanjab).
La Taliyaha,
Xarunta Dhawrisda
Hufnaata Guud
Iyo Cidhibtirka
Musuqmaasuqa.