Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Ahlusunnah Waljamaaca
December 31, 2008


Caalamka, Islaamiga ahi maanta marka la eego, wuxuu u qeybsamaa Sunniyiin iyo Shiico. Suniyiintu waa 90% Musliyiinta maanta adduunyada ku nool. Ahlusunnah Waljamaaca waa aqlabiyadaa Muslimiyiinta, marka laga reebo dhaqdhaqaaqyada xagjirka ahayn; kuwaas oo u haysta aqlabiyada Ahlu- Sunnah Waljamaaca inney gaala yihiin. Markaa xarakadan tooska uga hortimid Alshabaab iyo falalkooda aan diiniga ahayn, sidda xabaalo faagidda, waa horseedkii aqlabiyada Muslimiinta Soomaaliya, amma Soomaali meelay joogtaba; taas oo ka soo jeeda bahweynta Ahlusunna Waljamaaca ee matisha, Bulshadda muslimka ah ee maanta adduunka ku nool, marka shiicada laga reebo.

Ahlu-Sunnah Waljamaaca oo ah aqlabiyada Soomaalidu, waa xoog nabada jecel iyo inney bulshadu is afgarad ku wada noolaato, diintana lagu faafiyo, "Wa man axsanu qawlan mimann dacaa ila-LLaahi" Oo aan adeegsan qori iyo xabad. Caqiida ahaana Soomaalidu waxay haystaan caqiidadii selafkii suubanaa ee 4-ta Madhab ay ku kulansanaayeen.

Kahor immaatinka ay kahoryimaadeen xabashida iyo, dagaaladii xabashidda lagula jirreymarkey u badeleen xabaalo la faago oo lala soo babaxo lafihii mashaa'iikhdii Soomaaliyeed ee diinta dalka ku faafisay, waxaa jihaad xaq ah noqdey in laga hortaggo oo loo midoobo sidii mowjadaa loo hakin lahaa.

Warbaahinta Soomaalida ayaad marmar ka maqlaysaa amma ka akhriyeysaa codad odhanaya dariiqooyinkii suufiyada iyo Alshabaab ayaa dagaalamaya. Dariiqooyinka suufiyadu amma Tasawufku sidiisaba waa laan ka mid ah Ahlusunnah Waljamaaca oo muujinaya Jaanibka Ruuxiga ah ee Islamka. Markaa haddey ciddi ka hortimaado xagjirkaa Suufiyadu iyadoo ku millan kana mid ah Ahlusunnah Waljamaaca ah ayey howlgaladaa lagu xakameynayo xagjirka ka qayb galeyaan. Tajamacu Culamadu bayaankey soo saareen waa in la tageeraa, Alshabaabna waa inney raaligalin ka bixiyaan xabaalahay fageen iyo lafahay labaxeen. Kadibna waa in ay arrinta Muslimiinta soo dhexdhigaan oo aanay u muuqanin koox xoogmooyee waxkale aan adeegsaneyn.


Somalilandhorta



 



 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp