Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Warar Waabsan
December 31, 2008


Israel siddii bey u garaacaysaa Qaza iyadoo diidey soo jeedintii Faransiisku yiri 48hrs haki weerarka. Dhimashadu waa 400, dhaawacuna waa 1400.

Doorashadii Madaxweynaha Ghana natiijadeedii waxaa lagu dhawaaqayaa Jimcaha sidda Komishanku yiri, waase leysku dhowyahay.

Sheekha Xasiina Mujiib-u-RRaxmaan ayaa ku guuleysatey doorashadii ka dhacday Bangaladhesh, markey heshay parlamaankii tiradiisu ahayd 300 tira ah 250 (Bangaladhesh waxaa ku nool boqol iyo konton million, waxaa diiwaan gashan sideetan million, waxa codeeyey 70%, goobaaha codbixintu waxay ahaayeen shan iyo soddon kun). Tirada Soomaaliya waa intee? boqol iyo konton million oo qof ayaa waxaa matilla sadex boqol oo xildhibaan. Soomaaliyana baarlamaankeedu waa 550 xildhibaan. Maxaa kuu baxay ?

Xildhibaan Maxamed Yuusuf Weyrax ayaa ka degay kursigii uu baarlamaanka ku lahaa siduu Gaalkacayo kaga dhawaaqay.

Xasan Abshir oo ka tanaasuley Madaxweynaha Maamulka Garoowe una dhoofey Beydhabo. Kabihii C/Laahi miyuu isleeyahay gasho qiyaastii.

Maxamed Dheere ayaa la leeyahay markii gurigiisa labaadhay ayaa xabsigga loo taxaabay.


 


 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp