Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Natiijada Tirada Hordhaca Ah Ee Iska Diiwaan-geliyay Gobolka Sanaag
December 30, 2008


Komiishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa maanta ku dhawaaqay natiijada tirada dadka iska diwaangeliyay Gobolka Sanaag, taasoo saacadihii dambe ee xalay la soo geba-gabeeyay, isla markaana albaabada loo xidhidhay goobihii diiwaan-gelinta ka dib markii ay muddo lix maalmood ah ka socotay, marka laga reebo Degmooyinka Dhahar iyo Badhan oo maalin dheeraad ah loogu daray.

Saaka waxa koomishanka doorashooyinka laa fadhiyey inuu soo saaro natiijadii diiwaan galintii ka socotay gobolka sanaag, waqti hore ayaa Dad aad u tiro badan Isa soo tubtay xaruntii diiwaan galinta gobolka sanaag iyaga oo sugaaya dhawaaqa dadka iska diiwaan galiyey gobolka sanaag, balse waqti danti danbe oo ay duhuradii ku dhow dahay ayaa xarunta diiwaan galinta gobolka sanaag ku dhawaaqday natiijo hor dhac ah, gaar dadkii iska diiwaan galiyey 5 degmo oo gobolka sanaag ka mid kuwaas loo kala saaray degmooyin derajada (A) iyo(B) waxa ka tirsan degmooyinka (A) degamada Cerigaabo , degmada Ceel-afweyn iyo degmada Gar adag iyo labada kale oo kala ah degmooyinka Maydh iyo Xiis.

sidoo kale, Waxa xarunta koomishan si toos ah ugu dhawaaqday inay gobolka Sanaag iska diiwan galinyeen 180,000 oo qof, halka wali la sugaayo degmooyinka bariga gobolka sanaag ee Badhan, Dhahar iyo Laas qoray oo labo casho loogu kordhiyey diiwaan galinta iyadoo koomishan taaciyey inaad filayaan inay buux santo 200.000 qof Gobolka Sanaag iyaga ku daray inay goobaha bariga waqtigu lu gaaban yahay.

Waxa kale oo xarunmta koomishanku inaa raacisay saaka in wali gobo ka tirsan degmooyinka anu hayno natiijooyinkooda ay maqan yihiin oo xalay aanay nasoo gaadhin halka qaar saaka na soo gaadheen,


Natiijada degmooyinka ee hor dhaca ah ee gobolka sanaag

1. Degamada Ceel –Afwyn 41,000
2. Degamada Gar-adag 32,000
3. Degmada Maydh 18,000
4. Degmada Xiis 18,000
5. Degmada Ceerigaabo 67,000

Waxa degmooyinka bariga sanaag ku maqan masuuliyiin badan ku waas ka hirgaliyey diiwaan galintii bariga gobolka sanaag , waxay oo la sheegay ina goobaha bariga sanaag ay waqti gaaban haystaan kaas oo ku filay lagu wada diiwaan galiyo , balse waxa soo noqon doona gobo diiwaan galineed marka la dhamayo diiwaan galinta ka socota dalka oo taas oo dadka aan is diiwaan glain qori doonta, balse aan sii doonin dhalasho iyo kaadhka codbixinta toona ee wasaarada arimaha gudaha ee dalka la ga aqoon san doono


Source: Hadhwanaag News



 




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp