Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Xoogagga Ahlusunna Oo Dibugurasho Ciidan Sameeyay Dhanka Dh/Mareeb
December 29, 2008


Dagaal daba dheeraaday oo ka socday Dhuusamareeb ayaa istaagay gebi ahaanba iyadoo ciidamada khawaarijtu ay adeegsanayeen hoobiyayaal aan loo meel dayin oo ku soo dhacayay meelaha shacabku ku badanyahay. Culumada Ahlusunnah oo ay u suurto gashay in ay gacanta ku dhigaan magaalada inteeda badan ayaa gelinkii dambe ee maalintii Axadda go'aasaday in shacabka loogu simo si ay kaga baxaan magaalada oo saldhigyadoodii dib ugu laabtay. Khawaarijta qubuuraha fagata oo ku dhuumaalaysanayay isbitaalka oo hadba shacabka ku dhexdhuumanayay ayaa la soo sheegay inay dad madaxa looga jiray dileen.

Khasaaraha Dagaalkaa ka dhashay dhanka Culumada ayaa waxaa ka shahiiday 3 sheekh iyo ugu yaraan shacabka ay bartilmaansadeen oo gaaraya 3 kale. Maydadka cadow islaamka ayaa lagu arkayay dariiqyada magaalada oo dhan. Dhaawaca ayaa lagu sheegay ilaa 5 ruux oo ah ciidamada iyo dhowr iyo toban shacabka ah.

Culumadu waxay ballan ku qaadday inaysan mar dambe u dulqaadan doonin nooc kasta oo cadow muslimiinta ah inay dhibaateeyaan shacabkooda. Culumada Ahlusunna oo ka kooban xer cilmi aan dagaal qabiil iyo midka siyaasadaha gurucan aan midna qayb ka ahayn ayaa hadda kaashanaya shacabkooda walaalaha ah.

Wararka macna darrada ah ee qorayaan ama sheegayaan idaacadaha ku hadla afka khawaarijta ama gacansaarka la leh, waxay culumadu u sheegayaan mashruucii dhiigyacanimadu gabaabsiyahay ee Ilaah ka yaaba oo ka towbadkeenna gafafka aad afkiina iyo qoraalladiinna ku sugteen.


Source: Ahlusunnah Waljamaaca





 







 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp