Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Dagaalkii Dhuusamareb Oo Soo Af-jarmi Raba iyo Shabaabka Oo Go'doon Ah
December 28, 2008


Wariyeheenna Dhuusamareeb ku sugan ayaa ku soo warramaya in dagaalku haatan uu gabogabo yahay. Dagaalka oo bilowday 5:00 aroornimo ayaa weli si goos goos ah u socda. Billowgii hore ee dagaalka ayaa xoogagga Ahlusunnah Waljamaaca waxay la wareegeen saldhiggii laga hagi jiray burburinta qubuuraha iyo dulminiga shacabka muslimiinta ah.

Waxaa la xaqiijiyay in ninka ku hadla afka khawaarijta casrigaa, Roobow uu gurmad ahaan u joogay intaanu dagaalku billlaaban laakiin loo qaxiyey dhanka Cadaado. Isla wararkaas ayaa sheegaya in laba baabuur oo gurmad ah kana socday degaanka Cadaado iyo dadkii saarnaaba lagu gubay aagga waqooyi ee magaalada Dhuusamareeb, oo loo yaqaan Gal-dhoobaale. Waxaa la sheegay in gurmadkaasi damacsnaayeen inay gacansiiyaan khawaarijta qubuuraha fagata.

Ilaa iyo hadda khasaaraha labada dhinac oo faahfaahsan lama ogaan karo. Lakin muddo gaaban ka dib ayaan idin soo gudbin doonaa inshaa Allah.


Source: Ahlu-Sunnah Wal-Jamaacah





 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp