Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI
Xabaalo Laduminayo Lana Qodayo
December 27, 2008


Al-shabaab ayaa bilaabay in xabaalaha muslimiinta la dumiyo oo la faqo dabeetana la qodo kadibna lafaha joonyado lagu gurto oo dibada loo dhoofiyo. Kismaayo ayey hawshaa ka bilaabeen, Xabaalahay fuliyeen ay faqeen waxaa kamid ah xabaashii Shariif Sheenyaale iyo kale oo badan oo ku yaaley kismaayo.

Baardheerana waxay isku dayeen in ay dumiyaan xabaashii Sheekh Ibraahim Warsame oo dhalay Sheekh Cabdilaahi Baaldheere Labadaba Allah ha u naxariistee ciidanka weerarka soo qaaday waa ciidan deegaanka u dhashay, dadkey isku cidda ahaayeen duqaydoodii ayaa abhisay oo ka joojisay hawshey u yimaadeen markii xertii iyo dadkii degaankuba ay kaceen ee laysku baabi'i gaadhay, kadib markey wa xogaa rasaas ah qabriga la dhaceen ciidankii weerarka soo qaaday waxay sheegeen in ay iska tagayaan oo ay soo socdaan rag iyaga ka sareeya kana imanaya Kismaayo.

Jimcihii shalay ciidamadaa Al-shabaab waxay soo weerareen Xarunta reer Sheekh Nuur Xuseen, Balidukariim ee degmada jilib. Mawlacii bey dumiyeen xabaalihii bey dhulka la simeen ka dibna wey faqeen oy qodeen markaasey lafihiina la baxeen.

Karaamo ayaa dhacday sida Balidulkariim lagaga soo waramay. Markey faqeen xabaalihii Sheekh Nuur Xuseen Iyo labadiisii inan Sheekh Axmed iyo Sheekh C/Laahi giddi Alla ha u naxariistee, lafahoodii wey waayeen, xabaalihii kalese qaarbey lafohoodii la baxeen.

Sida Mukhtaar Rooboow ku dhawaaqay, isaga ayaa isku xilsaaray innuu hoggaamindoono, ciidanka ka howlgelidoona duminta dariixa Sheekh Awees iyo xertiisa ku taal magaalada Biyooley waa fidmo cusub oo hore inoo soo marin, waxaasey quluubta Ahlusuna Waljamaaca maanta ku qabowday Al-shabaab guusha saaka lagaga guuleystay magaalada Guriceel ee ku taala bartamaha Soomaaliya.

Somalilandhorta








 

 



 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp