Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI
Warar Waabsan
December 26, 2008


Xukuumadda Somaliland ayaa uga digtay maamulka Garoowe in aanay fara gelin, fadqalalona u geysan diiwaangelinta ka socota Gobolka Sanaag iyo ta ka dhicidoonta Gobolka Sool.

Markab Jarmal ah ayaa badbaadiyey markab Masar laga leeyahay oo ay budhcadbadeed isku deyday iney ka afduubto mariin-biyoodka Somalida iyo gacanka cadmeed. Budhcadbadeedaa oo 6 ahayd iyo hubkoodii gacantey kudhigeen ciidankaa markabka Jarmalka ahi.

Sida ay qortay shabakada Ahlu-Sunna Waljamaaca, Al-shabaab ayaa soo weerarey xarunta reer Sheekh Nuur Xuseen, Baladul Kariim ee jilib ku taala; halkaasooy dil iyo boob iyo dhacba ka geysteen, qabrigii Sheekh Nuur Xuseena ay dumin ku bilaabeen.

Nabadoon aan magaciisa sheegin ayaa tibaaxay, wax heshiisiin ah oo ay Al-shabaab dhex dhigeen laba reer oo deggan gobolada dhexe ee Soomaaliya inaaney jirin balse iyaga ayaa naxli dhexdhigga beelaha nabada kuwada deggen halkaa.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sida la sheegaya ka soo guuray Jabuuti oo soo degay xamar.

Somalilandhorta


 



 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp