Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI
Budhcad-badeed Dooni ku Haysta Deegaanka Maydh oo Dilay Nin Reer Somaliland
December 23, 2008


Koox budhcad-baadeed ah oo dhawaan dooni laga leeyahay dalka Yemen ka afduubay deegaanka Laasqoray, ayaa dilay nin u dhashay Somaliland oo lagu magacaabo Axmed Jaamac Xasan (Hargoole) oo ka mid ahaa baxaaridii la socday doonta ay afduubeen.

Falkan dilka ah ee ay marxuunkaas u geysteen budhca-badeedu ayaa waxa xaqiijiyey Taliyaha Ciidammada Ilaalada xeebaha Gobolka Sanaag Mr. Maxamed Yuusuf Maxamuud (Otar), waxaannu sheegay inay isu diyaarinayaan sidii ay kooxdaa uga soo furan lahaayeen dooni iyo dadka ay afduubka ku haystaan.

Shilka kooxdani geysteen ayaa ka dhacay agagaarka magaalo xeebeedka Laasa-surad oo qiyaastii kaga beegan Degmada Maydh dhinaca bari ilaa 65km, halkaas oo ay kooxda budhcad-badeedu ku haystaan doonida ay afduubka u haystaan.

Sidoo kale, dhimashada marxuunkan ayaa waxa u xaqiijiyey suxufi madaxbannaan oo la yidhaa Cali Aadan oo ku sugan magaalada Ceerigaabo aabBaha dhalay marxuunka Jaamac Xasan.

Maaha markii ugu horreysay ee kooxo budhcad-badeed ahi falal afduub iyo dilal ka geystaan deegaamada bariga Sanaag, balse dhawaan ayey ciidammada Ilaalada xeebaha Somaliland oo kaashanaya dadweynuhu waxay gacanta ku soo dhigeen koox budhcad-badeed ah oo deegaanka Shalcaw oo qiyaastii ilaa 30km dhinaca galbeed ka xigta degmada Xiis.


Source: Jamhuuriya


 


 






 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp