Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI
Bye Bye Bush
December 23, 2008


Sida ay warbaahinta caalamiga ahi ay sheegtay sharikadii Turkeyga ahayd ee samaysay kabihii saxufiga cirrqigi uu la eegtay Madaxweyne Bush, ayaa dalabaad badan ka heshay dalal kala duwan, gaar ahaan Amerikada iyo dalalka carabta;taas oo shariikadii ku qasabtay in ay shaqaale badan qaadato. Waxay wararku intaa raacinayaan in maarkada kabahaasi noqondoonto Bye Bye Bush.

Waxa iyana xusid mudan in suxufigii ciraaqiga ahaa ee kabaha la eegtay Mr. Bush, 2 gabdhood la siiyey, mid reer masar ah iyo mid reer urdun ah.

Waxa aad looga baqo qabaa in kabo la eegashada madaxweynayaashu, ay noqoto dhaqan suxufi ah, markaana lagaba yaabo in suxufiyiinta markey madaxweynayaasha arkayaan, in lagu qasbo in caga cadaan ku soo galaan meesha madaxweynayaashu ka hadlayaan. Sidaa waxa qoray dhowr wargeys oo dalalka carabta kasoo baxay.

Somalilandhorta


 




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp