Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI
Warar Waabsan
December 22, 2008


Shir ku dhexmarey komishanka,xukuumada iyo xisbiyada xarunta komishanka ,kuna saabsanaa hawlaha diiwaangelinta 2 gobol ee bariga Somaliland ayaa is afgarad ku dhamaaday.

5 eedeysane oo laga soo qabtay xeebta shalcawl, Gobolka Sanaag, kuna tala jiray inney falal budhcad badeed ka fuliyaan xeebaha Sanaag ayey maanta maxkamada Gobolka Saaxil ee Berbera midkiiba 20 sanno oo xadhig adag ah ku xukuntay markey qirteen danbigaa lagu soo eedeeyey. Huudhi dheereeya iyo 4 qori oo ay siteena waxaa lagu wareejiyey ciidamada ilaalinta xeebaha Somaliland.

IGAD ayaa maanta ku soo rogtay cuna qabatayn C/Laahi Yuusuf taageero iyo aqoonsina u fidisay Nuur Cadde.

Jenday Frazer ayaa madaarka Neirobi C/laahi iyo Nuur Cadde midba gooni ahaan mar ula kulantay iyadoo ku socota Koonfur Africa maanta.

Golaha Amaanka ee Midowga Africa oo ku shiraya Addis ayaa ku hawlan sidii ciidamo degdega loo geynlahaa Soomaaliya, iyadoo Nigeria ku dhawaqday iney keeneyso Guuto.

10 Isimada Puntland ka tirsan, kana mid ahaa wefti Itoobiya shalay u anbabaxay, ayey 30 isimada Puntland ka mid ahi, maanta ku dhawaaqeen in aanay aqoonsaneyn wixii heshiisyo ah ay isimadaasi lasoo saxeexdaan itoobiya,iyadoo ooy isimadaasi ay hoosta ka xariiqeen in Puntland ay xidhiidh wanaagsan ay itoobiya la leedahay.



 




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp