Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Faallo: Odeyga Habarta Wax Loo Saar
December 20, 2008

Weedhu ma sidaasay ahayd mise waxay ahayd, Habarta odeyga wax loo saar? Tii ay doonto ha ahaatee, waxaan doonayey in aan idhaahdo,." Walee Laanta Afsomaaliga Ee BBCda Somaliland wax loo saar".Qofkii dhegeystay wuu maqlayeye, maanta markuu wareysanayey weriyaha BBCda ee Nuur Cade, waxaa ka mid ahaa su'aaluhuu weydiiyey su'aal odhanaysay, Madaxda kalee Soomaaliyeed ee iyaguna Jabuuti u yimi shirka ma sheekeysateen? Wuxuu jeclaa wariyaha BBCdu in uu yidhaahdo Nuur Cadde," Haa Riyaale iyo Shariifkaba waanu sheekeysaney", Laakiin hungada ku dhacday weriyihii BBCda, Nuurcade wuxuu sheegay iney shariifka un sheekeysteen ooy Riyaale sheekeysan.

Waxaa xusida arrintan iigu wacan, war aan ka akhriyey shabakad ka mid ah shabakadaha ay leeyihiin walaaleheen reer Soomaaliya; taas oo qortay in shir 4 geesood ihi ka dhacay Jabuuti, shirkaasoo ay u kulmeen wada jir, Nuur Cade sheekh Shariif, Daahir Riyaale iyo nin ka tirsan Senateka Maraykanka; halkaas oo lagu soo qaaday arrimo badan oo Soomaalida khuseeya oo la socday ilaa gooni isu taaga Somaliland laguna taliyey iney Somaliland dib uga noqoto gooni isu taaga. BBCD, VOA waxay sheegeen in mudanahaa Mareykanka ihi uu wefti kastaba gooni ula shiray.Waxa la yaableh waxey BBCdu ka heleyso doonashada ay isla doonaneyso hal iyo gooraale Xamar iyo Hargeysa?

Walaalaheenan reer Soomaaliya Dhakhtarada. Dhimirku, Markay baadheen maskaxaha siyaasiyiinta reer Soomaliya, waxay ka heleen cudur la yidhaa; Somaliland's Seseccion Syndrome (S.S.C) oo tarjamada ugu dhawi afsoomaaliga tahay Cudur-Dhimireedka go'ida Somaliland .Ayaan darro Cudurka weli lama helin dawadiisa, waxaase Dr.kutaliyeen aqoonsigga Somaliland Markey maqlaan laga yaabe, naxdintey kanaxaan in ay daawo u noqoto.

BBCdana waxaan leeyahay dhumaaleysi dhabarku muuqdaa maaha dhuumaaleysiye waxoogaa kahadha Somaliland. Midna ogaada adduunkuna wuu ogyahay, gooni isutaaga Somaliland waa go'aan ummadeed, maaha go'aan Madaxweyne, go'aan Golle Wasiiro, go'aan xeer dajjineed ,go'aan xisbi , go'aan reer iyo go'aan degmotoona wax Somaliland go'aankeedaa ku badeshaana umma muuqdo ee , "Waadhyaada kala quusanee, qoomomo la'aada.

Somalilandhorta





 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp