Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Diwaangalintii Gobolka Togdheer Oo La Soo Gabagabeeyay Iyo Natiijooyinka Soo Baxaya
December 19, 2008


Diwaangalintii ka socotay G/togdheer ayaa xallay saqdii dhexe la soo gabagabeeyay,ka dib markii ay dhamaatay wakhtigii loogu talagalay inay socoto.

Gudaha magaalada Burco ayaa tirada iska diwaangalisay lagu sheegay inay gaadhayso,121,kun qof,kuwaasoo ah goobaha gudaha magaalada ah.

Haseyeeshee ilaa hada lama hayo wadarta Guud ee gobolka Togdheer,balse waxa lagu tilmaamayaa inay gaadhayso ilaa 300-qof.Sidoo kale Degaanka Oodweyne ayaa lagu sheegaya inay iska diwaan galiyeen in kabadan lixdan qof.

Si kastaba ha ahaatee berito galinka dambe ayaa si Rasmi ah loogu dhawaaqi doonaa Natiijada dhabta ah ,ka dib markay soo wada xareedoon natiijooyinka ka imanaya goobaha ka baxsan magaalada Burco.

Waxa ilaa caawa ku soo qulqulaya Xarunta Komishanka Burco,gaadaiidkii iyo natiijooyinka goobaha ka baxsan Magaalada.

Iyadoo lagu jiray maalintii u dambaysay ee diwaangalinta Togdheer ayaa hadana waxa soo badanayay dhibaatadii ugu waynayd taasoo ah,iyadoo ay goobihii ka dhamaadeen waraaqihii diwaangalinta iyo khadadku,islamrkaana laga waayay xaruntii komishanka wax kayd ah,sidaas darteed ay xidhmeen goobo badan iyagoo dadkii wali tuban yahay.

Source: Hadhwanaag



 






 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp