Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Maxaa Cusub Baydhaba , Xamar Iyo Soomaaliya
December 17, 2008


C/Laahi Yuusuf oo ay 117xildhibaan ay baarlamanka usoo gudbiyeen eedeyn qoraala oo ay codsanayaan in ay qoraalka lagaga qaado.

Sheekh Ibraahim Madoobe oo maanta barlamaanka gudihiisa kaga dhawaaqay, magacawga uu C/Laahi Yuusuf uu maga caabay shircigu kasoo horjeedo waxbana aanay ka jirin.

Xildhibaan u hadlay kooxda taageersan C/Laahi Yuusuf, Mr alaale ayaa ku dooday, shir ay maanta ku yeesheen guriga C/Laahi Yuusuf, intiradoodu tahay 102xildhibaan wax codeyn ahina aanay ka dhicin baarlamanka, isla markaana ay codsanayaan baarlamankii wuu qeybsanyahaye in goobjoogayaal lakeeno.

Mr. Cali Jangeli oo qaabilsan arrimaha dibeda ee impagati ayaa ku dhawaaqay in caalamku taageersanyahay Nuurcadde, isaguna ka raali gelinayo dadweynaha qeybtii uu ka ahaa khilaafkan ummada halkaa gaadhsiiyay.

Baarlamaanka Impagati oo maanta ansaxiyey heshiiskii impagati.

Dagaal kadhacay #4 Xamar oo lagu beegsanayey Hotel Naasa hablood oo ay deganyihiin weftigii lasocday Sheekh Shariif Sheekh Axmed ee is bahaysiga Jabuuti kaasooy ay daafaceen ciidamada amison iyo dagaal kaloo ka dhacay yaakhshiid.

Saldhigga baladweyne ee Bileyska Iyo xarunta maamulka oo ay la waregeen maanta ciidamada maxkamadaha ee kasoo horjeed heshiiska Jabuuti.

3 ilaa 4 markab oo 24kii saacadood ee ugu dambeeyey marin biyoodkaa xeebaha soomaalida .

Shiinaha oo ka qaybgaleya ilaalinta marin biyoodka xeebaha soomaalida.

Golaha Amaanka oo maanta ansixiyey qaraar 1851 oo fasaxaya in Burcad badeedka badda iyo barigaba lagula dagaalamo,kaasoo shaqeyndoona halsanno .

Mudaharaad kadhacay ceelasha biyaha ee u dhaxeeya Xamar iyo afgooye oo lagaga soo horjeedo maga caabida gacma dheere.




 




 








 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp