Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Mid Ka Mid Ah Mujrimiintii Isku-qarxiyey Hargeyasa Oo Lagu Aasay Maraykan.
December 5, 2008


Mid ka mid ah Mujrimiintii Isku-qarxiyey Hargeyasa 29.kii October ayaa lagu aasay galabnimadii Arbacadii Gobolka Minnesota gaar ahaan Xaafadda Burnsville, Hay'adda sirdoonka ee FBI ayaa gudaha Somaliland, waxa ay ka soo qaadeen Lafaha Axmed Shirwac sidda uu sheegay TV FOX9 ee dalka Maray kanka.

Hay'adda Sirdoonka ee FBI ayaa waxaa ay sheegeen in ku ogaadeen DNA ay ka soo qaadeen lafaha Axmed Shirwac mar ay lafahaas ay ka soo qaadeen Siomaliland.

Mujirim Ahmed Shirwac ayaa ahaa nin dhalinyaro ah oo da'diisu ay ahayd 27 sanno asal ahaan ka soo jeeda dalka Soomaaliya haystana dhalasha da dalka Maraykanka. Shirwac Qoyskiisa ayaa diiday in ay wax war ah siiyaan Idaacadaha iyo TV-da dalka Maraykanka.

Omar Jamal oo ah Madaxa Somali Justice Advocacy Center Oo waramayey Fox9 ayaa yidhi "Daacaddii waxaan isaga u arkaa dhibane, waxa se ka meermeeray in uu Mujrim Gacan-ku-dhiigle ah

Tv-da iyo Idaacadaha Gobolka Minnesota ayaa waxaa ay aad uga waramayaan dhalinyaro la sheegay in ay ka dhoofeen dalka Maraykanka waxaan ay diirada saareen Masjidada.

Maamulka Masjidka Abubokar ayaa waxa ay ku howlan yihiin qaabkii loo wajahi lahaa arintan dhalinyarad iyada oo la sameeyey gudiyo isku dhaf ah oo ka kooban Maamulka masjidka iyo wakiilo ka socda waalidiinta si Jaaliyada Soomaaliyeed ee Gobolka Minnesota ay mowqif midaysan uga wada gaadhaan qaabkii Saxaafada loo siin lahaa warar xaqiiqo ah oo ay waalidka iyo Maamulka Masjidkaba ay ka wada midaysan yihiin.

Maalintii Sabtida ee Taariikhdu ay hayd 29 -11-2008 ayaa Sheikh C/raxmaan Sheikh Cumar oo hogaaminaayey Xujaaj u socotay dalka Sacuudiga loo diiday in uu ka dhoofo garoonka diyaaradaha ee Minnesota, taas warbahaanita lagu shaaciyey.

Sheikh C/raxmaan ayaa waxaa kale oo waraysi uu siiyey FOX9 uu ugu sheegay in waaxda socdaalka ay ku wargeliyeen markii ay ka hor istaageen in uu u dhoofo dalka Sacuudiga in Sheikh magaciisa lagu daray dadka aan ka dhoofi karin dalka Maraykanka arinkaas oo sheikh ku tilmaamay in waajib diini ah laga horistaagay.

Warbixinta Tv-FOX9 ayaa waxaa ay gabagabadii ku sheegtay in aaskii Axmed Shirqac aan loo xusin sidda nin Shahiid, waxaase nasiib daro ah iyadoo aan loo cambaaraynin sidii nin wax dilay. waxa loo aasay sidii qof muslim ah oo dhintay.

__

Source: Qaran News


 

 

 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp