|
|
XIKMADDA MAANTA
|
|
|

August 8, 2008
- Aw-Salla-waat, waxaad ka warantaa,
marka hore, shir beeleedkan socda
Mar labaadka waxaad ka warantaa,
madaxdan heerka qaran ah ee iyana ka qaybgalay.
Shirbeeleed, maanta Somaliland ka dhaca,
kutubteyda qiil waan uga waayay.
Madadxda ka qeybgashayna waa,
" Nin daad qaaday waas ku daayay."
|
|
|
|