Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Waftigii Itoobiyaanka Ahaa Iyo Ganacsatadii La Socotay Oo Dalka Dib Uga Amba Baxay
August 30, 2008


Weftigii ka socoday wadanka Itoobiya ayaa Maanta ka Ambabaxay dalka ka dib markii booqosho qadatey dhawr maalmood ay ku joogeen magaalada madaxda dalkan JSL ee Hargeysa.

Weftigan oo ka koobnaa 32 xubnood oo isugu jira fanaaniin iyo Ganacsato, waxa mudadii ay ku sugnaayeen dalka ay ku soo bandhigeen Goobo kala duwan oo ka mid ah caasimada Masrixiyaddo Qayb ka ah Xuska Laba Kun Guurada Milliniunka Itoobiya, iyaga oo sidoo kalena la yeeshay Kulamo masuuliyiinta Somaliland.

Weftigan oo u baqooley dhinaca wadankaasi Itoobiya waxa si sagootiyay Duqa caasimada Hargeysa Inj. Xuseen Max,muud Jiciir Safiirka Itoobiya u jooga Somaliland Ambassador Webshet iyo Cali Yaambo oo ka tirsan saraakiisha wasaarada arimaha Gudaha , kuwaas oo usii gelbiyey weftigan dhinaca magaalada xaduuda ku Taala ee wajaale.

Weftigaasi waxay si wayn uga mahad celiyeen sida fiican ee loo soo dhaweeyey Somaliland iyagoo xusay in xukumad iyo shacabba loo muujiyey dareen walaaltinimo oo ka turjumaya xidhiidhka wanaagsan ee ka dhaxeeya labada wadan.

__

Source: Gabiley Net








 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp